Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Saalax Axmed Jaamac oo Minnesota kula kulmay Qurba-joogta Soomaaliyeed

MINNESOTA, Mareykanka – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kulan la qaatay culimada iyo...

IGAD oo si adag u cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ay ka fuliyeen Godka Jilicow ee...

JABUUTI – Ururka IGAD ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadey Xabsiga Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tilmaamay mid...

Wadaxaajoodkii Dowladda Federaalka iyo Jubbaland ee Kismaayo oo ku dhammaaday Natiijo la’aan

KISMAAYO, Soomaaliya – Wadahadalladii muhiimka ahaa ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland oo maalmo ka socday magaalada Kismaayo ayaa xalay ku...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Howlgallada Ka Dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Muqdisho saacadihii lasoo dhaafay ku sheegay in guul weyn...

Somaliland oo heshiis cusub la gashay maamulka Somaliland

NAIROBI - Somaliland ayaa heshiis cusub la gashay Puntland, kaasoo ku saabsan arrimaha iskaashiga amniga iyo deminta colaaddii ka dhacday Ceerigaabo, oo kamid ah...

Wasiir Fiqi oo Kormeeray Bandhig Tababar oo ay Sameeyeen Cutubyada Kumaandooska Gorgor

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kormeer ku soo maray bandhig ay sameeyeen cutubyada sida gaarka ah u...

Madaxtooyadda oo War kasoo saartay booqashadda Madaxweynaha ee Kismaayo

KISMAAYO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, oo ah xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland.   Waxaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diirran loogu soo dhaweeyay Kismaayo

KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, oo ku tagey socdaal la xiriirka xal u helda khilaafka Axmed Madoobe.   Waxaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya waa dal hodan ku ah kheyraad dabiici ah

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Maraykanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Qorsheysan ku Fulinaya Gobollo Ka Tirsan Koonfurta Soomaaliya

MUQDISHO – Ciidanka Xoogga Dalka, oo ay garab siinayaan saaxiibada caalamiga ah, ayaa kordhiyay howlgalka milatari ee ka socda koonfurta Soomaaliya, iyagoo guulo ka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...