Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Xabsiga Godka Jilicow

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in lasoo afjaray weerarkii shalay galab Al-Shabaab ku qaadey saldhiga Godka Jilicow, oo hay'adda NISA ay maamusho.   War-Saxafadeed...

Weerar lagu qaadey Xabsiga Godka Jilicow

MUQDISHO, Soomaaliya  - Weerar ayaa lagu qaadey xabsiga Godka Jilicow ee ku yaalla magaalada Muqdisho.   Weerarka ayaa ku billowday qarax culus, iyadoo rag hubeysan la...

Dowladda oo billowday qorshe lagu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda

Muqdisho, Sabti, 04 Oktoobar 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ganacsatada Mareykanka u Sheegay in Dalka uu Furan Yahay Ganacsi iyo...

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku dhawaaqay in Soomaaliya ay diyaar u tahay maalgashi iyo ganacsi cusub,...

Abiy Axmed: “Itoobiya Waxay Ku Gaari Doontaa Badda Dadaal iyo Qorshe Qaran oo noo...

ADDIS ABABA — Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa si adag u sheegay in dalkiisa uu u baahan yahay in uu helo marin badeed,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mamnuucay Adeegsiga Gaadiidka Hubeysan ee Aan La Ogoleyn Muqdisho

MUQDISHO — Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xayiraad saaray isticmaalka gaadiidka hubeysan ee aan ogolaansho rasmi ah lahayn gudaha magaalada Muqdisho.   Wuxuu...

Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo la wareegay degmada Awdheegle

MUQDISHO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa goordhaw la wareegay degmada Awdheegle...

Gaar Lagu Rasaaseeyay Galbeedka Gobolka Mudug, Dad Shacab ah oo Dhaawac Soo Gaaray

MUQDISHO - Galbeedka gobolka Mudug ayaa waxaa laga soo sheegayaa fal amni darro ah oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Jeecboor, halkaas oo...

Kulanka Isku-duwidda Caafimaadka 2025 oo Muqdisho lagu soo xiray [Daawo]

Muqdisho – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay Kulanka Isku-duwidda Howlaha Caafimaadka Soomaaliya ee 2025, kaas oo socday muddo...

Hay’adda Cuntada Adduunka oo sheegtay in ay dhimayso kaalmooyinka cuntada Soomaaliya

NAIROBI, Kenya — Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in ay si weyn u dhimayso kaalmooyinkii cunnada ee ay siin...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...