Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mareykanka oo qaaday howlgallo ka dhan ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota

WASHINGTON - Hay'adda Socdaalka Mareykanka ayaa billowday howlgallo ay ku baaraysa Soomaalida ku nool gobolka Minnasota, kuwaasoo looga shakiyay khiyaano dhanka socdaalka ah.      

Wasiirka Kalluumeysiga oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay...

Maxaa kasoo baxay Shirka Kenya ku yeesheen Mucaaradka iyo Hogaamiyaasha Jubaland iyo Puntland?

NAIROBI - Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah JFS ee Jubaland, Madaxweyne Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo Puntland, Madaxweyne Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta...

Soomaaliya oo Geneva kusoo bandhgtay Guulaha laga gaarey Xuquuqul Insaanka

GENEVA - Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, iyadoo kaashaneysa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland ayaa waxay kulan...

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi Bari

Muqdisho, Soomaaliya: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedka...

Gollaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay Magacaabis cusub

Muqdisho, Khamiis, 2-da Oktoobar 2025 – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyey magacaabista Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle inuu...

Ciidanka Booliska oo Gacanta ku Dhigay Eedeysane Dhac iyo Dhaawac u Geystay Muwaadin Soomaaliyeed

Muqdisho – Ka dib cabashooyin xoogan oo ka imaanayey shacabka degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka cawday dhac iyo dilal ay la...

Mas’uuliyiinta Puntland oo Eedaymo Culus u Jeediyey Dowladda Federaalka Soomaaliya

Garoowe – Mas’uuliyiinta Dowladda Puntland ayaa markale si adag uga hadlay khilaafka u dhexeeya maamulkaas iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), iyaga oo ku eedeeyay...

Xamsa Cabdi Barre oo kormeer ku tagey markale Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya dhaqangalka amarkii uu dhawaan bixiyey ee hagaajinta adeegyada Garoonka...

Xamsa Cabdi Barre, oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaadka dadweynaha

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaadka dadweynaha oo lacag...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...