Heshiis Qarsoodi ah oo u Dhexeeya Sweden iyo Soomaaliya oo lala xiriiriyay xafiiska Ra’iisul...
Dowladda Sweden ayaa heshiis qarsoodi ah la gashay dowladda Soomaaliya, iyadoo ku wareejisay 100 milyan karoon oo laga jaray miisaaniyadda gargaarka, lana geeyay mashaariic...
Jabuuti oo Ciidamo Dheeraad ah usoo Dirayso Soomaaliya si Looga Hortago Khatarta Al-Shabaab
NEW YORK – Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo dheeraad ah u direyso Soomaaliya si ay gacan uga geysato la-dagaallanka Al-Shabaab, iyada oo...
Trump: Soomaaliya ma ahan mas’uuliyaddeenna – Amniga Mareykanka ayaa halis ku jira
WASHINGTON - Madaxweyne Donald Trump ayaa si adag u dhaliilay siyaasiyiinta Mareykanka ee mudada dheer xoogga saarayay faragelinta dalal shisheeye sida Soomaaliya iyo Kenya,...
Ciidamo laga dejiyay Kismaayo kahor booqashadda Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh
KISMAAYO – Labo diyaaradood oo sida Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee howlgalka AUSSOM, ayaa la filayaa in ay goordhow ka...
Xildhibaan si kulul uga hadlay damaca lagu darayo Shabeellada Hoose Gobol kale
BAYDHABO, Oktoobar 1, 2025 – Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa si adag uga hadlay warar sheegaya...
Wasiir Fiqi iyo Dhigiisa Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Milatari iyo Ammaanka...
Qaahira – Wasiirka Gaashaandhigga ee dalka Masar ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Janaraal Abdul Majiid Saqr, ayaa Axaddii magaalada Qaahira kulan kula...
Mucaaradka oo soo dhaweeyay sii-deynta Nabadoon Xaadoole oo dowladda u xirnaa
Muqdisho – Madaxda isbahaysiga mucaaradka ee Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan soo dhaweyn ah ugu sameeyay Nabadoon Xuseen Xaadoole, kaasoo muddo 33...
Ugaas Weerar Afka ah ku Qaaday Laba Barafasoor oo ka soo Jeeda Beelaha Hawiye
MUQDISHO – Ugaaska Beesha Daarood ee Koonfurta Soomaaliya, Ugaas Caleen, ayaa si kulul uga jawaabay hadallo muran dhaliyay oo dhawaan ka soo yeeray laba...
Dowladda oo Sii Daysay Nabadoon Xuseen Xaadoole Kadib 33 Maalmood oo Xabsi ah
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xorriyaddiisa ugu celisay Nabadoon Xuseen Xaadoole, oo ka mid ah cuqaasha Soomaaliyeed, kadib...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daayay dalka Koongo
KINSHASA - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana wakiil uga ah Soomaaliya dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo, Amb. Ilyaas Cali Xasan, ayaa ku...















