Akhriso Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha ee Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka
Muqdisho, Sabteembar 29, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay guulaha...
Madaxweynaha oo Ku Dhawaaqay xili ay billaabanayso Qodista Ceelkii Ugu Horreeyay ee Shidaalka
Muqdisho – Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa u muuqata inay cagta saarayso wejigii ugu muhiimsanaa ee koboca dhaqaale, kaddib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,...
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo si adag uga jawaabay hadal kasoo yeeray Wasiirka Beeraha Soomaaliya
Garoowe – Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Aydiid Dirir, ayaa si kulul uga falceliyey hadal dhawaan kasoo yeeray Wasiirka Beeraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed...
Madaxweynaha oo furaya kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka iyadoo khilaaf jiro
Muqdisho – Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta furmaya, iyadoo uu horyaallo ajandayaal culus oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka, amniga,...
Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatey Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga
RIYADH - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhim ah la qaataay Sultan bin Abdulrahman Al-Marshad oo ah Madaxa...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo gudoomiyay Shirka ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxamed Aadan ayaa guddoomiyay kulan horudhac u ahaa Aas-aasida Ururka Qiimaynta Soomaaliya...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay shacab lagu laayay Shabeellaha Hoose
BAYDHABO - Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliyaa oo ka hadlay dadkii dhawaan loo dilay loona dhaawacay aanada qabiil ayaa sheegay in talaabo uu ay ka...
Ciidamada Puntland oo oo kaashanaya askar Ajnabi ah Howlgallo ka fuliyay Buuraha Calmiskaad
CALMISKAAD - Ciidamada Daraawiishta Puntland oo garab ka helaya saaxiibada Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyey howlgallo culus buuraleyda gobolka Bari, halkaasi oo muddo...
Dekadaha Muqdisho iyo Berbera oo noqday kuwa waxqabadka wanaagsanaa Bariga Afrika 2024
Muqdisho - Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS waxay ku faraxsantahay inay ku dhawaaqdo in dekadaha Muqdisho iyo Berbera loo aqoonsaday dekedaha ugu waxqabadka...
Sheekh Aadan Madoobe iyo Safiirka UK oo kawada hadlay arrimo muhiim ah [Sawirro]
Muqdisho, Soomaaliya 28, Sebteembar, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka...











![Sheekh Aadan Madoobe iyo Safiirka UK oo kawada hadlay arrimo muhiim ah [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2025/09/555522950_1326261776207092_3446495512368253152_n-218x150.jpg)



