Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo kulan la qaatey Ergayga UN-ka James Swan

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

Xiisad Colaadeed oo Ka Dilaacday Shabeellaha Hoose Kadib Dilka 13 Qof oo Shacab ah

Muqdisho – Xiisad colaadeed ayaa si wayn dib uga soo cusboonaatay gobolka Shabeellaha Hoose kadib markii 13 qof oo rayid ah lagu dilay duleedka...

Itoobiya oo Sheegtay Inay Difaaci Doonto Danaha Qaranka ee La Xiriira Badda

Addis Ababa – Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa si adag u muujiyay in ay diyaar u yihiin difaaca danaha qaranka ee la xiriira arrinta badda,...

Xasan Sheekh oo Soo Gabagabeeyay Safarkiisii Mareykanka Iyadoo Su’aalo la Iska Weydiinayo Natiijadiisa

NEW YORK - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay safarkiisii Mareekanka kadib ka qeyb galka shirka qaramada Midoobe iyo kulamo duceedyo looga...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Xiran Muddo 4 Bilood ah, Siyaasiyiin Dhaliil Culus u Jeediyey

MUQDISHO – Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli xirnaanaya muddo ka badan afar bilood, iyadoo aan la ogeyn waqtiga rasmiga ah ee dib loogu furi...

Deni oo sheegay in Ciidamada Puntland Guulo ka gaareen dagaalka Kooxda Daacish

GAROWE – Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay gaareen guulo la taaban karo oo ka dhan ah kooxda Daacish, kadib howlgallo ballaaran...

Gacansato Soomaaliyeed oo Lagu Weeraray Mayfair, Johannesburg

Johannesburg, Koonfur Afrika — Wararka ka imaanaya magaalada Johannesburg, gaar ahaan xaafadda Mayfair, ayaa sheegaya in toogasho lala beegsaday ganacsato Soomaaliyeed, taasoo keentay dhimasho...

Boqor Shadoor: Siinaay Ma Ahan Goob Mudaharaad

Muqdisho – Xiisadihii u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa hoos u dhacay maalmahan, kadib markii ay sare u kaceen eedeymo la xiriira...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay qeybo ka mid...

Ra’iisul wasaaraha oo qaabilay wafdi sare oo ka socda ururka Jaamacadda Carabta

Muqdisho, Sabti, 27 Sebteembar 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socda...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...