Itoobiya oo Taageero Buuxda u Muujisay Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya
Addis Ababa – Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya Hadera Abera, ayaa si weyn uga hadlay taageerada joogtada ah ee dowladiisa u fidinayso nabadda iyo...
Muqdisho: Dib u dhac ku yimid Banaanbax mucaaradka qorsheeyay
Muqdisho - Isu soo baxii lagu waday inuu maanta ka dhaco magaalada Muqdisho ee ay ku dhawaaqeen qaar ka mid ah mucaaradka ayaa dib...
Madaxda Sare ee Dowladda FederaalkaSoomaaliya oo eedeyn culus loo jeediyay
Muqdisho – Musharrax Suldaan Cabdi Qorane, oo kamid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Antonio Guterres
New York, Sebteembar 26, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Golaha Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gudoomiyay shir ku saabsan Maalgelinta AUSSOM
New York - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo...
Xukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn
MUQDISHO - Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed ayaa lagu eedeeyey saxiix qaliin aysan xaq u lahayn oo lagu...
Qoorqoor oo Ka Qayb Galay Saxiixa Qandaraaska Dhismaha Waddada Dhuusamarreeb ilaa Qiridhi
Dhuusamarreeb – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta soo xiray shirka guddiga sare ee mashruuca horumarinta waddooyinka Soomaaliya, kaas oo...
NISA oo shaacisay in howlgal ay Ciidamo ajnabi ah ka qeyb-qaateen ka dhacay G/Hiiraan
Muqdisho, 25 Sebtembar 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday Al-Shabaab ka fuliyey gobollada...
Gollaha Wasiirrada oo Ansixiyey Laba Hindise-Sharciyeed Muhiim ah
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mudane...
Xukuumadda Soomaaliya oo meel-marisay qaraar cusub
Muqdisho, Khamiis, 25 Sebtembar 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod buuxa ku ansixiyey qaraar ku saabsan gunaanadka xilka Xeeldheeraha...















