Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay Shirka Gollaha Amaanka
NEW YORK - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayeen tiknaloojiyadda...
Xildhibaan Xaadoole oo qirtay in uu amray xariga walaalkiis kadib eedeyn uu u jeediyay...
Muqdisho – Iyadoo eedeymo joogto ah loo jeedinayo Dowladda Soomaaliya, ayaa Xildhibaan Osmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) si cad u shaaciyay inuu ka dambeeyay xariga...
Muungaab: Banaanbaxa Mucaaradka Ma Ogolaaneyno Inuu ka dhaco Muqdisho – DAAWO
Muqdisho – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ku dhawaaqay go'aanno adag oo xakameynaya banaanbaxa ay dhawaan shaaciyeen siyaasiyiinta...
Dowladda iyo Mucaaradka oo is-dhaafsaday eedeymo kadib dagaalkii Muqdisho
Muqdisho – Kadib iska horimaad hubeysan oo ka dhacay agagaarka Saldhigga Booliska Degmada Warta Nabadda, dowladda Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa si kulul...
Ciidamada Booliiska Soomaaliya iyo Mucaaradka oo Isku Dhacay Muqdisho, Khasaaro Jira
Muqdisho – iska horimaad culus ayaa ka dhacay bannaanka saldhigga booliiska degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ciidamo booliis ah iyo xubno...
Sheekh Shariif oo cambaareeyay dhibaatadii Shacabka loogu geystay Siinaay
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareey falkii Maanta Ciidamada dowladda kula kaceen shacabka Siinaay.
"Ciidanka Booliska ee...
Rooble oo Cambaareeyay Fal Arxan-darro ah oo ka dhacay Suuqa Siinay
Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mohamed Husein Roble, ayaa si kulul u cambaareeyay falka arxan darrada ah ee maanta lagula kacay Axmed...
Soomaaliya iyo Bahrain oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
New York, 24 Sebtembar 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Bahrain, Dr. Abdullatif bin Rashid Al Zayani, ayaa Talaadadii magaalada New York kulan...
Taliye ku-xigeenkii Daraawiishta Buurhakaba oo dagaal lagu dilay
Buurhakaba, 24 Sebtember 2025 – Ciidamada ammaanka ee Koonfur Galbeed iyo kuwa dowladda federaalka ayaa saakay ka hortagay weerar ay kooxda Al-Shabaab qorsheynaysay in...
Moqokori: Howlgal lagu dilay Saddex Hogaamiye oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Moqokori, Gobolka Hiiraan – Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorshaysan oo si guul leh loo fuliyay...















