Labo Askari oo Maxkamad La Soo Taagay Geerida Haweeney Xaamilo Ah Oo Qaliinkeeda saxiixeen
Muqdisho – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta horkeentay laba askari oo ka tirsan ciidanka dowladda, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo beeniyay inuu sameyn doono Muddo Kororsi
New York – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaciyay in aysan jirin wax muddo kororsi ah oo uu damacsan yahay, isagoo si adag...
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyay Geeridii Janaraal Axmed Cabdi Cali (Qalyare)
Garoowe – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyas Osman Lugatoor, ayaa si qoto dheer uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee Taliyihii Guutada Labaad ee Ciidamada Difaaca...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Mas’uuliyiin sare oo katirsan dowladda Mareykanka
New York - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada New York mas’uuliyiin sare oo ka...
Al-Shabaab oo Weerar Qaraxyo Ku Billowday ku Qaadey Xerada Ciidamada Buurhakabo
Buurhakabo – Waaberigii hore ee saakay ayay kooxda Al-Shabaab weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen xero ciidan oo ay leeyihiin ciidamada Daraawiishta...
Dowladda Soomaaliya oo dalka Dib Ugu Soo Celisay 173 Qof oo ku jiray Xabsiyada...
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si guul leh dib ugu soo celisay 173 muwaadin Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka...
Maxkamad xukuntay Ganacsade Nuuradiin Ibraahim oo jabiyay Canshuurta gadidda
MUQDISHO - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in Maxkamadda gobolka Banaadir ay Ganaax lacageed ku xukuntay Ganacsade Nuuradiin Ibraahim Mubaarak oo...
Sheekh Shariif oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku Eedeeyay inuu fursad siiyay Al-Shabaab
MUQDISHO — Habeenimadii xalay, Golaha Isku Magacaabay Samatabixinta Qaran ee mucaaradka ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Muqdisho, waxaana looga dooday xaaladda siyaasadeed iyo...
Gen. Axmed Cabdi Qalyare oo ku geeriyooday qarax miino deegaanka Dhasaan, Puntland
QANDALA, Soomaaliya - Taliyihii Howlgelinta Ciidamada Puntland, Gen. Axmed Cabdi Qalyare, ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay deegaanka Dhasaan ee degmada Qandala,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo heshiis kula saxiixday dhiggiisa Serbia magaalada New York
NEW YORK – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa heshiis is-afgarad ah kula saxiixday magaalada New York...















