Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay shirka ictiraafka dowladnimada Falastiin
New York – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyo ergadiisa oo ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa maanta magaalada New York kaga...
Jaamacadda SIMAD oo lagu eedeeyay in ay saldhig u noqotay tuugo siyaasadeed iyo xaraashka...
MUQDISHO, 23 Sebtembar 2025 – Jaamacadda Simad ee ku taalla magaalada Muqdisho ayaa wajahaysa eedeymo culus oo la xiriira in ay saldhig u noqotay...
Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo howlgal ballaaran ka fuliyay Jubbada Hoose
KISMAAYO, 23 September 2025 – Ciidamada Daraawiishta ee Dowladda Jubbaland, gaar ahaan Guutada Saddexaad, ayaa qaaday howlgal ballaaran oo saddex-geesood ah oo lagu bartilmaameedsaday...
War-murtiyeedka Shirka Golaha Samatabixinta iyo Shacab ka caraysan Boobka dhulka
MUQDISHO- War-murtiyeed ayaa kasoo baxay Shirka Golaha Samatabixinta ee Muqdisho, kaasoo ay ka qeybgaleen Shacab ka caraysan Boobka dhulka lagu hayo.
Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta oo Soo Dhaweeyay Aqoonsiga Falastiin ay Sameeyeen Britain, Canada...
Qaahira – Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Axmed Aboul-Gheit, ayaa Axaddii soo dhaweeyay go’aanka ay Britain, Canada iyo Australia ku aqoonsadeen Dowlad Madax-bannaan oo...
Markab kusoo wajahnaa Soomaaliya oo dab ku qabsadey dekad ku taalla India
GUJARAT, India — Markab xamuul oo ka baxay dekedda Jamnagar ee gobolka Gujarat, kuna sii jeeday magaalada Boosaaso ee Soomaaliya, ayaa dab xooggan ku...
Soomaaliya oo Si Weyn Usoo Dhawaysay Bayaan Taageero ah oo Ka Soo Baxay Dowladda...
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga mahadcelisay bayaan dhawaan kasoo baxay Dowladda Carabta ee Masar, kaasoo ku adkeeyay taageerada buuxda...
Dowladda Soomaaliya oo Wajahaysa Eedeymo Ku Saabsan La Wareegista iyo Iibinta Dhulalka Danta Guud
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa eedeymo culus oo la xiriira la wareegista iyo iibinta dhulal danta guud ah, kuwaas oo muddooyinkii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qayb Galaya Furitaanka Kalfadhiga 80-aad ee Qaramada Midoobay
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada New York si uu uga qayb galo furitaanka kalfadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Afar Ka Tirsan Al-Shabaab Ku Dilay Howlgal Ka Dhacay Galguduud
Nooleye, Galguduud – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Nooleye ee gobolka Galguduud, halkaas...















