Kenya oo dirtay baaq caalami ah oo ku saabsan La-dagaallanka Al-Shabaab
NAIROBI - Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday Cyprus in ay mudnaanta koowaad siiso la-dagaallanka Al-Shabaab marka ay la wareegto madaxtinimada Golaha Midowga Yurub ee...
Booliiska Degmada Wadajir oo Gacanta Ku Dhigay Burcad Dhacaysay Moobeelada
Muqdisho – Booliiska degmada Wadajir ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay xaafado ka tirsan degmadaas, iyagoo kusoo qabtay koox burcad ah oo ku foofnaa...
Saddex Qodob oo Ka Soo Baxay Ka-Qaybgalka Madaxweyne Xasan ee Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya
1. Fashilka Dadaalladii Wada-hadallada Jubbaland
Dadaal uu Madaxweyne Xasan doonayay inuu kula kulmo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, ka hor inta uusan tegin Shirka Qaramada Midoobay,...
Wasiirka Maaliyadda oo Furay Kulanka Dib-u-eegista Afaraad ee Barnaamijka ECF ee IMF
NAIROBI, Kenya – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bihi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah u furay kulanka dib-u-eegista afaraad ee Barnaamijka Kaalmada...
Soomaaliya iyo Turkiga oo dhawaaqay iskaashi cusub oo dhanka hal-abuurka iyo dekedaha ah
ISTANBUL, Türkiye – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta magaalada Istanbul kulan muhiim ah...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo Dhagax-Dhigay Xarunta cusub Wasaaradda Waxbarashada
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah dhagax-dhigay xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta...
Duqeymo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya oo lagu dilay Hoggaamiyeyaal Al-Shabaab ka tirsan
Muqdisho, Sebt 21, 2025 – Wararka laga helayo gobollada Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in duqeymo culus oo isdaba joog ah lagu beegsaday saldhigyo ay...
Liibiya: Tahriibayaal Soomaaliyeed oo Tiro Badan Gaaray, Dadka Maxaabiista ah oo Gurmad Dalbanaya
Tripoli, Sebt 21, 2025 – Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa tilmaamaya in bilooyinkii ugu dambeeyay uu sare u kacay tirada tahriibayaasha Soomaaliyeed ee...
Mareykanka oo Balan qaaday In uu Dardargelinayo Taageerada Puntland ee Dagaalka Daacish
Bosaso, Puntland – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay sii laba jibaari doonto taageerada ay siiso Puntland, si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah...
Dagaal Beeleedyo Ka Dilaacay Gobolka Gedo oo Khasaare Dhaliyey
Luuq, Gedo – Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaalad daganaasho la’aan ah ay weli ka jirto deegaanada hoostaga degmada Luuq, halkaas...















