Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Safiirka Mareykanka iyo Taliyeyaal Ciidanka oo la kulmay Madaxweyne Deni

Boosaaso 20 Sebtember 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka, oo uu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bilad siiyay Feeryahan Ramla

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Marwo Ramla Cali oo...

Roobabkii Dayrta oo ka curtay Gobollada Waqooyi iyo Digniino Laga Soo Saaray Saameynta Ay...

MUQDISHO – Xilliga roobabka Dayrta ayaa si rasmi ah uga curtay qaybo badan oo kamid ah gobollada waqooyi ee Soomaaliya, iyadoo roobabkaasi ay saameyn...

Soomaaliya oo Codkeeda Ku Biirisay Dalalka Doonaya in Cunaqabatayn Lagu Soo Rogo Iran

NEW YORK - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codkeeda ku biirisay dalalka taageeray qaraar cusub oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka soo baxay, kaas...

Xildhibaano ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu Afduubay Gollaha Sharcidajinta

Muqdisho – Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u dhaliilay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo ku eedeeyay in uu...

Soomaaliya oo lagu daray dalalka laga mamnuucay fiisaha Imaaraadka Carabta sanadka 2026

ABU DHABI - Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ku dartay liiska dalalka aan la siin doonin fiisaha dalxiiska iyo shaqada sanadka 2026, sida lagu...

Ciidamo Howlgallo Dhismo Burburin ah ka billaabay Degmada Dayniile

Muqdisho — Saakay, ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo dhismo burburin ah ka wada Xaafadda 7/7 ee degmada Dayniile, gobolka Benaadir.   Gaadiidka cagafta iyo mashiinnada burburinta...

Kulanka Amniga ee Janaale oo Lagu Dardar-gelinayo Howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Janaale, Shabeellaha Hoose – Deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo looga hadlayay xoojinta amniga deegaanka, dardargelinta howlgallada...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Taariikhi ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha

Beijing, Shiinaha – Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan doceed muhiim ah magaalada Beijing kula yeeshay Wasiirka Difaaca Jamhuuriyadda...

Dib u dhac ku yimid furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

MUQDISHO - Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaarkood lagu wargeliyay in si lama filaan ah dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...