Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Trump oo Si Kulul U Weeraray Ilhan Omar iyo Soomaaliya Kadib Kiis Musuq-maasuq Minnesota...

WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah oo kulul ku qaaday Xildhibaanad Ilhan Omar, isaga oo si dadban ugu xirtay kiis...

Xasan Shire Abgaal oo Si Kulul u Weeraray Madaxweynaha Maamulka Puntland

Garowe, Puntland – Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal, ayaa si kulul u dhaliilay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, kaddib markii uu...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Haweenay Soomaaliyeed

MUQDISHO - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay inay riday xukun adag oo ka dhan ah Caasho Macalin Mursal Cali kadib markii lagu helay dembi...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha, Wang Yu

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...

Fiqi oo sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu marayo heerkii ugu sarreeyay

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu gaaray heerkii ugu sarreeyay, isagoo sidoo kale xusay...

Xamsa”Guulaha la gaaray waxaa saldhig u ah shuruucdii oo la hagaajiyey, midnimo iyo wadajir”

Muqdisho —Xukuumadda DanQaran ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigtay guulaha ay xaqiijisay muddadii saddex sano ahayd ee ay dalka u shaqeynaysay, taas oo hirgelisay...

Maamulka Waqooyi Bari oo ku eedeeyay Somaliland in ay abaabul ciidan ka waddo xuduudaha...

LAASCAANOOD – Maamulka cusub ee Waqooyi Bari ayaa ku eedeeyay Somaliland in ay ciidamo u daadgureyneyso xuduudaha lagu muransan yahay, iyagoo sheegaya in tallaabadan ay...

Xasan Sheekh: Dalka laguma imaan karo Baasaboor ajnabi ah oo aan fiiso la socon

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si adag uga hadlay nidaamka cusub ee dal-ku-galka, isagoo carabka ku adkeeyay in aysan suurtagal...

Mareykanka oo Xaqiijiyay Duqeyn Cirka ah oo Lagu Beegsaday Nin Hubka Ka Iibiya Al-Shabaab...

Muqdisho — Ciidamada Mareykanka ayaa xaqiijiyay inay duqeyn cirka ah ka fuliyeen agagaarka degmada Badhan ee gobolka Sanaag, waqooyi-bari Soomaaliya, 13-kii Sebtembar 2025, taasoo...

Xasan Sheekh oo shaaciyay inuu socdo Wadahadal lagu xalinayo Khilaafka Jubaland iyo Puntland

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijisay in wadahadallo miro-dhal ah ay socdaan oo kala dhaxeeya maamulada Puntland iyo Jubbaland, si xal...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...