Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidanka Jubaland oo Howlgallo Amni Ka Wada Doolow iyo Waddooyinka La Xiriira

Doolow, Jubaland – Sebtembar 8, 2025 – Ciidanka Daraawiishta Jubaland ee degmada Doolow oo kaashanaya booliska iyo dowladda Itoobiya ayaa maalintii labaad ka wada...

Muungaab oo xariga ka jarey Wadada Zoobe oo dib u dhis lagu sameeyay [Daawo]

MUQDISHO - Gudoomiye Muungaab ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray wadada Zoobe, oo maamulkiisa dib u dhis ku sameeyay markii roobka burburiyay...

Soomaaliya oo Raadinaysa Iskaashi Dheeraad ah oo ay la Yeelato Dowladda Turkiga

MUQDISHO, Soomaaliya / ISTANBUL, Sebtembar 8, 2025 – Madaxa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in hay’addu si adag...

Ciidamo Soo Gabagabeeyay Howlgal Ballaaran oo 10 Maalmood Socday oo ka Dhacay Jubaland

MUQDISHO, Sept 8, 2025 – Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay howlgal milatari oo ballaaran oo qaatay...

Masar Oo Dhameystirtay Qorshihii Ciidamada Loogu Dirayo Soomaaliya

QAHIRO – Dowladda Masar ayaa si rasmi ah u dhameystirtay qorshihii ay ciidamada ugu diri lahayd Soomaaliya, taasoo qayb ka ah ballanqaadyada iskaashiga amni...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Addis Ababa si uu uga Qayb-galo Shirka Cimilada Afrika

Addis Ababa, Itoobiya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Jaamacadda Ummadda

Muqdisho, Sebtembar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ugu magacaabay Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed (PhD)...

Xiisad Ka Dhalatay Joogitaanka Ciidamada Jubbaland oo ka taagan Mandheera

MANDHEERA - Waxaa magaalada Mandheera ee waqooyi bari Kenya ka taagan xiisad amni iyo mid siyaasadeed, taasoo salka ku haysa joogitaanka ciidamada Jubbaland oo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku amray Ciidamada in adkeeyaan amniga Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ku amray hay’adaha amniga in ay si adag u sugaan...

Dowladda Federaalka lagu eedeeyay in ay ka gaabisay taageerada Macawiisleyda Hiiraan

Beledweyne, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Cabdi Daahir Guure Karoore, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee haatan ka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...