Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay furtaanka Biyo-xireenka Itoobiya

ADDIS ABABA - Kadib muddo 11 sano ah oo dhisme iyo muran siyaasadeed socday, dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah maanta u daahfurtay biyo-xireenka...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxda Jabuuti iyo Kenya

ADDIS ABABA – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika, oo ka dhacay magaalada Nairobi, halkaas...

Soomaaliya oo ka qeybgashay Carwada 4-aad ee Ganacsiga Afrika

Algiers – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), iyo Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed...

Fiqi oo Kulan la Qaatay Agaasimaha CIVIC si loo Dardargeliyo Siyaasadda Ilaalinta Rayidka

Muqdisho, 10 Sebtembar 2025 – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Ergeyga Gaarka ah ee Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka, Mudane Xildhibaan...

Weerar Khasaaro Geystay oo lagu Qaadey Deegaanka Billisokor ee Gobolka Galgaduud

Galgaduud, 9 Sebtembar 2025 – Maleeshiyaad beeleed ka soo jeeda deegaanka Caabudwaaq ayaa weerar dhimasho iyo dhacba sababay ku qaaday deegaanka Billisokor oo hoostaga...

Dowladda Federaalka oo Looga Digay Qorshaha ay ku dhisayso Jubaland Cusub

Muqdisho, 9 Sebtembar 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa cadaadis iyo baaqyo isa soo taraya oo looga digayo qorshaha ay ku doonayso inay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Shirka Isbedelka Cimiladda Afrika

Addis Ababa, Sebteembar 8, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika oo lagu...

Itoobiya oo Sheegtay in Jaamacadda Carabta la safatay Masar Khilaafka Niil

Muqdisho – Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Amb. Suleiman Dedefo, ayaa si kulul uga hadlay doorka Jaamacadda Carabta, isagoo ku eedeeyay ururkaasi inuu ku...

Wadashaqeynta Gollaha Shacabka iyo Midowga Yurub oo la xoojinayo

Muqdisho – Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo la kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya...

Muqdisho, Isniin, 8 Sebteembar 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...