Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dilka Sarkaal Sare oo xiisad siyaasadeed ka dhex abuuray Somaliland iyo Puntland

HARGEYSA – Waxaa shalay laga helay maydka Sarkaal Sare Axmed Xuseen Caadib gudaha hotel ku yaalla magaalada Hargeysa, iyadoo booliska Somaliland ay sheegeen in...

Laftagareen oo Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-Galbeed

Baydhabo — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta si rasmi ah u guddoomiyey shirka Golaha Amniga ee Koonfur-galbeed, kaas...

SoDMA oo Daah-furtay Shir Looga Hadlayay Xoojinta Doorka Haweenka ee Howlaha Gargaarka Bini’aadannimo

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah u daah-furay shir muhiim ah oo diiradda lagu saaray...

Fahfaahin ku saabsan Geeridii General Axmed Cadib ee Ciidamada Somaliland

HARGEYSA — Warar kala duwan ayaa ka soo baxay geerida General Axmed Cadib, oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee ciidamada maamulka Somaliland.   Meydka Generalka...

NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo Howlgallo Culus ku Dilay Saraakiil iyo Xubno Al-Shabaab ah

MUQDISHO - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay kordhiyay howlgallada qorsheysan ee ka...

Booliska Puntland oo Shacabka ugu Baaqay Feejignaan iyo Taageero dagaalka ka dhan ah Daacish

GAROWE, 6 Sebtembar 2025 – Taliska Guud ee Booliiska Puntland ayaa shacabka ku nool deegaanada maamulkaasi ugu baaqay inay ka feejignaadaan firxadka kooxda Daacish,...

Ciidamada Masar oo ku soo wajahan Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka AUSSOM

Muqdisho – Warka ka soo baxay howlgalka AUSSOM ayaa xaqiijiyay in guutadii ugu horreysay ee Ciidanka Masar ay ku soo wajahan yihiin Soomaaliya, si...

Ciidamada Jubbaland oo Howlgallo Amni Ka Fuliyey Duleedyada Kismaayo

Kismaayo, Soomaaliya – Ciidamada Nabadsugidda Jubbaland iyo kuwa Daraawiishta ee isla maamulkaas ayaa xalay ilaa waaberigii saaka ka fuliyey howlgallo amni oo ballaaran duleedka...

Madaxwaynaha Waqooyi Bari oo ka hadlay Xaaladda Amni ee Laascaanood

Laascaanood, Soomaaliya – Iyadoo dhawaan magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari ay ka dhaceen dhacdooyin amni darro iyo qalalaaso ay sababeen kooxo hubeysan,...

Al-Shabaab oo madaafiic ku garaacday saldhig Ciidamadda Mareykanka ku leeyihiin duleedka Kismaayo

Kismaayo, Soomaaliya – Al-Shabaab ayaa dhowr madfac ku tuurtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo habeenkii Khamiista, iyadoo beegsaneysay saldhigyo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka.   Taliska Mareykanka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...