Cali Xoosh: Si Guul Leh baan ku dhameynay dhismaha Maamulka Waqooyiga Bari ee Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in la dhammeystiray hannaanka dhismaha Maamulka Waqooyiga Bari, kaas oo ka kooban...
Maxkamadda Ciidanka oo Dil Toogasho ah ku Fulisay Labo Katirsan Al-Shabaab
MUQDISHO, Soomaaliya – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba xubnood oo horay ugu xukuntay...
Guddoomiyaha SoDMA iyo Madaxa Bisha Cas ee Qatar oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga gargaarka...
MUQDISHO, Seb 1, 2025 – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa Hay’adda Bisha Cas...
Wafdi Milatari oo Sare oo Kulamo kawada magaaladda Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa shalay magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi milatari oo sare oo ka socda dowladda Masar, kuwaas oo ka kooban 16 sarkaal oo...
Jubbaland oo ku baaqday Wadahadal qaran in lagu xaliyo khilaafaadka ka jira Soomaaliya
KISMAAYO, Soomaaliya - Maamulka Jubbaland ayaa dabciyay mowqifkiisa siyaasadeed, iyadoo uu soo saarey war saxaafadeed ay ka muuqatay inuu doonayo wadahadal qaran.
“Jubaland waxay u...
Cali Daahir Ciid oo Iska Diiwaan-geliyay NIRA Si Uu u helo Kaarka Aqoonsiga Qaranka
DHUUSAAMAREEB, Soomaaliya – Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa maanta si rasmi ah isaga diiwaan-geliyey magaalada Dhuusaamareeb, si uu...
Cabdilrisaaq Khaliif Oo Ka Hadlay Guuldarradii Doorashada Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari
LAASCAANOOD, Soomaaliya – Cabdilrisaaq Khaliif, oo kamid ahaa musharaxiintii shalay u taagnaa kursiga Madaxweynaha Maamulka Gobolada Waqooyi Bari Soomaaliya, ayaa saacado kadib doorashada si...
Howlgal Wadajir ah oo Laga fuliyay goobo Al-Shabaab ku sugan, oo katirsan Sh/Hoose
Janaale, Soomaaliya – Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, gaar ahaan Guutada 14-ka October, gaar ahaan Ururada 144-aad iyo 145-aad, ayaa howlgal qorsheysan oo ay si...
Dagaalladii Sabiid iyo Caanoole oo sababay barakac baahsan
MUQDISHO, Soomaaliya – Dagaalladii culus iyo duqeymihii dhawaan ka dhacay deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sababay barakac baahsan, taas oo...
Macawiisleyda Xarar-dheere oo ka gadooday xuquuq la’aan, kana digay in ay aagagga faarujiyaan
XARAR-DHEERE, Mudug – Macawiisleyda ka howlgasha degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug ayaa muujiyay gadood xooggan, iyaga oo ka cabanaya xuquuq la’aan muddo sanado ah...















