Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

CAPE TOWN, 2 Sebteembar, 2025 – Wararka laga helayo Koonfur Afrika, gaar ahaan magaalada Cape Town, ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay halkaasi...

Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa in mar kale la barakiciyo dad shacab ah

MUQDISHO, 2 Sebteembar, 2025 – Iyadoo ay wali socdaan howlgalada dowladda federaalka Soomaaliya ay ku la wareegayso dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho, ayaa hadda...

Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo cambaareeyay barakicinta shacabka Muqdisho

MUQDISHO, 2 Sebteembar, 2025 – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada dowladda federaalka ee lagu barakiciyay boqolaal...

Wafdi ka socda Masar oo u tagey Jowhar qiimeynta Saldhigyada la dejinayo Ciidanka

JOWHAR, 2 Sebteembar, 2025 (AFP) – Wafdi ka kooban 16 xubnood oo ka socda Ciidanka Qalabka Sida ee dalka Masar ayaa maanta gaaray magaalada...

Ciidanka Xoogga Dalka oo miinooyin ka saaray wadooyin muhiim ah oo ku yaalla Shabeellaha...

MUQDISHO, 2 Sebteembar, 2025 – Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), gaar ahaan Guutooyinka 19-aad iyo 25-aad, ayaa saacadihii lasoo dhaafay fuliyay...

Danjiraha Soomaaliya ee Masar oo ku tilmaamay cafinta deynta xubinnimada “guul taariikhi ah”

Qaahira, Sebteembar 2, 2025 – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Jamciyadda Carabta, Danjire Cali Cabdi Awaare,...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Wakiilka Dowladda Norway, Merete Dyrud

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee...

Xiisadda Masar iyo Itoobiya oo Sii Kordheysa iyo Ciidan kusoo wajahan Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya — Xiisadda u dhexeysa Masar iyo Itoobiya ayaa sii kordheysa, iyadoo labada dal ay isku hayaan arrimo la xiriira howlgalka ciidamo ee...

Ciidamada Puntland oo guulo waaweyn ka gaaray dagaalka lagula jiro Daacish

BOOSAASO - Ciidamada Maamulka Puntland ayaa bilihii ugu dambeeyay dagaal adag kula jira kooxda Daacish, iyaga oo guulo waaweyn ka gaaray dagaalkaas ka socda Calmiskaad.   Inta...

Puntland oo war kasoo saartay Xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya

GAROWE, Soomaaliya - Puntland ayaa sheegtay inay walaac ka qabto jahwareerka siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya iyo hubanti la’aanta geeddi socodka hannaanka dowlad...

WARAR KALE

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin Hariin

Baydhabo, Soomaaliya - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha...