Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dastuurka Cusub ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Xalay la Saxiixay

LAASCAANOOD - Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Cali Firdhiye, ayaa xalay si rasmi ah u saxiixay dastuurka cusub ee maamulkaasi, taasoo calaamad u...

Maamulka Puntland oo isku diyaarinaya howlgalka Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag

BOOSAASO – Maamulka Puntland ayaa ku hawlan diyaar garowga howlgal milatari oo lagu beegsanayo Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, halkaasoo ay ku sugan yihiin...

Eedeymo loo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh

Muqdisho – Siyaasi Maxamed Xaadir Nuur, oo ka faalooda arrimaha siyaasadda Soomaaliya, ayaa wareysi uu siiyay Radio Shabelle ku dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo...

Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Madoobe, ayaa maanta si rasmi ah ugu yimid magaalada Baydhabo, caasimadda ku-meel-gaarka...

Puntland maxay ka tiri Maamulka Cusub ee lagu dhisay Laascaanood?

Garoowe, Puntland – Maamulka Puntland ayaa markale muujiyay walaac xooggan oo ay ka qabto maamulka dhawaan lagu dhawaaqay ee loogu magacdaray "Maamulka Waqooyi Bari...

Dowladda Soomaaliya oo Taageero Buuxda u Muujisay Maamulka Waqooyi Bari

Laascaanood, Soomaaliya — Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku adkaysay taageerada ay u hayso Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, ka dib markii shirkii taariikhiga ahaa...

Al-Shabaab oo Dhaqaale Ka Ururinaya Deegaanada u Dhaxeeya Afgoye iyo Wanlaweyn

Afgoye, Soomaaliya – August 2, 2025 - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan deegaanada u dhaxeeya degmooyinka Afgoye iyo Wanlaweyn, ayaa...

Duqeymo Lagu Beegsaday Al-Shabaab oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

Hiiraan, Soomaaliya – Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duqeymo culus oo lagu bartilmaameedsaday kooxda Al-Shabaab ay ka dhaceen deegaano iyo degmooyin...

Soomaaliya iyo Wadamada ASEAN oo Xoojinaya Xiriirkooda Iskaashi

JAKARTA, Indonesia – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa 1-da Agoosto 2025 kulan muhiim...

Taliyaha Booliiska oo Shir Guddoomiyey, Xisaabtan iyo Tayeyn Lagu Soo Rogay Ciidanka

Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanada iyo fadhiyada madaxa bannaan...

WARAR KALE

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

Muqdisho, Khamiis, 20 Agoosto 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala...

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

MUQDISHO, Soomaaliya — Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa dowladda ugu baaqay inay joojiso tallaabo kasta oo lagu duudsinayo muwaadiniinta xuquuqdooda milkiyadeed, xilli ay isa soo...

Somali Islamic Scholars Urge Government to Halt Property Demolitions in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — The Union of Somali Islamic Scholars has called on the government to halt actions that could deprive citizens of their property rights,...