Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo ka digtay weerarro ka imaan kara Al-Shabaab

Nairobi – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa Talaadadii soo saartay digniin amni, iyadoo ka digtay suurtagalnimada weerarro argagixiso oo laga yaabo in ay...

Ugu yaraan 23 Soomaali ah oo ku dhintay badda Mediterranean-ka

Ugu yaraan 23 muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen kadib markii laba doon oo sida muhaajiriin ah ay ku degeen badda Mediterranean-ka,...

Frank Caprio, “Garsooraha Ugu Naxariista Badan Mareykanka,” Oo Geeriyooday

WASHINGTON - Garsooraha caan ka ahaa Mareykanka, Frank Caprio , oo loo yaqaanay “Garsooraha ugu naxariista badan Mareykanka,” ayaa geeriyooday Arbacadii, 20-ka Agoosto, isagoo...

Hoobiyeyaal Lagu Weeraray Xerada Hiilweyne oo u Dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad

MUQDISHO – Tiro hoobiyayaal ah ayaa xalay lagu weeraray xerada ciidamada ee Hiilweyne, oo ku taalla inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Mucaaradku Waa Kala Qeybsan Yahay

MUQDISHO – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee haatan ka dhex taagan xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeeda hanaanka doorasho...

Qiimeynta Xaaladda Dalka, Dadka iyo Dowladnimada Soomaaliya: 3 Sano iyo 3 Bilood Kadib Doorashadii...

MUQDISHO - Warsaxaafadeedkan oo ku soo beegmaya 3 sano iyo 3 bilood kadib doorashadii Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuu guudmar iyo qiimeyn ku samaynaynaa xaaladda...

Diblomaasi Maraykan ah oo ka digay in Somaliland si degdeg ah loo aqoonsado

MUQDISHO — Safiirkii hore ee Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya, Larry André, ayaa uga digay dowladda Mareykanka inay si degdeg ah u aqoonsato maamulka Somaliland,...

Xasan Sheekh Sharcigii ayuu tuuray, Shacabka Al-Shabaab ayey u galayaan – Prof. Shaafici

Muqdisho – Prof. Shaafici Yuusuf Cumar, oo ah Madaxa Cilmi-baarista ee Xarunta Brilliance (oo ku takhasustay Amniga iyo Dowlad Wanaagga), ayaa sheegay in Madaxweyne...

Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo gaaray deegaanka Xaaji Cali, Shabeellaha Dhexe

XAAJI CALI, SHABEELLAHA DHEXE - Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray deegaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Wafdiga waxaa hoggaaminayay...

Duqa Kismaayo Cumar Faraweyne oo farriin u diray Dowladda Soomaaliya

KISMAAYO, Soomaaliya – Duqa magaalada Kismaayo, Cumar Faraweyne, ayaa maanta si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Jubaland, isagoo sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud...

WARAR KALE

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin Hariin

Baydhabo, Soomaaliya - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha...