Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddiga Doorashada Waqooyi Bari oo Shaaciyay Musharaxiinta Guddoonka Golaha Wakiilada

Laascaanood, Soomaaliya – Guddiga doorashada baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay magacyada musharaxiinta u taagan qabashada xilalka guddoonka golaha...

Ku Dhawaad 20 Askari oo Puntland looga dilay dagaal Ciidamadeeda la galeen Daacish

Boosaaso, Soomaaliya – Ugu yaraan 20 askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, in ka badan 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen,...

Midnimo Qaran oo aan Lagu Gorgortami Karin: Baaq Nabadeed iyo Wadahadal Walaaltinimo

Midnimada iyo wadajirka Qaranka Soomaaliyeed waa mid lama taabtan ah sida ku dhawran Dastuurka iyo shuruucda kale ee Dalka.   Qaddiyadda Soomaaliland waxa ay ka dhalatay...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay mas’uuliyiin sare oo Norway ah

Oslo, Norway – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, oo hoggaamineysa wafdi heer sare ah...

Ciidamada Puntland oo Guulo ka sheegtay Howlgal ka dhan ah Daacish

Bari, Puntland – Cutubyo ka tirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa Jimcaha maanta ah ku guuleystay in ay gudaha u galaan deegaannada Yucrin iyo Maraagade,...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulamo miro-dhal ah kula yeeshay madax ka tirsan Dowladda Japan

Yokohama, Japan – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa magaalada Yokohama ee dalka Japan...

Wasiirka Gaashaandhigga oo digniin u diray siyaasiyiinta mucaaradka

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ka hadlayay kulan ka dhacay...

Rooble oo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Shir Jaraa'id ku qabtay Muqdisho, isagoo eedeymo u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh.   “Madaxweyne...

Wasiir Biixi Iimaan Cige oo beeniyay in la hakiyay dhaqaalaha Mashaariicda Horumarineed

MUQDISHO - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa si cad u beeniyay warar sheegaya in la hakiyay lacagaha loogu talagalay mashaariicda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeer Ku Tagay Taliska Qaybta 21-aad ee Ciidanka DF

Dhuusamareeb - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehlinayey Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 21-aad...

WARAR KALE

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin Hariin

Baydhabo, Soomaaliya - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha...