Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda oo Wajahaysa Eedeymo Culus Xilli Uu Gabaabsi Ku Yahay Muddo-Xileedkeeda

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa wajahaysa eedeymo culus oo kaga imaanaya siyaasiyiin iyo madax hore, iyadoo lagu eedeeyay barakicin joogto ah, awood sheegasho, iyo...

Mareykanka oo 10 milyan oo dollar ku baadi-goobaya xogta Daacishta Soomaaliya

WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin lacageed oo gaareysa $10 milyan oo doollar iyo fursad dib-u-dejin ah qof kasta oo keena xog...

Koofur Afrika: Labo qof oo Soomaali ah oo Lagu Dhaawacay Weerar Burcadnimo

Rustenburg – Ugu yaraan labo muwaadin oo Soomaaliyeed ayaa lagu dhaawacay kadib weerar ay burcad hubeysan ku qaadeen dukaankooda oo ku yaalla magaalada Rustenburg...

Madaxweynayaashii Hore oo ka digay ku tagrifalka hantida Qaranka iyo Boobka Dhulka

Muqdisho, Soomaaliya - Madaxweynayaashii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, C/qaasim Salaad Xasan, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si wadajir ah...

Kheyre: Lacag nus Bilyan ah ayey deeq-bixiyayaashii dib ula noqdeen

MUQDISHO, Soomaaliya - Xasan Cali Kheyre, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka fashil dhanka maareynta Mashaariicda Caalamka ugu deeqay dalka.   “Dowladdu...

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku tagay Caasimadda Galmudug State

Dhuusamareeb - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta soo gaaray...

Habraaca Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari oo la Shaaciyey

LAASCAANOOD - Guddiga doorashada guddoonka golaha baarlamaanka maamulka cusub ee Waqooyi Bari ayaa si rasmi ah u shaaciyey habraaca doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka.   Waxuu...

Xildhibaan ku Eedeeyay Madaxweynaha Fashilka Siyaasadeed iyo Ku Tuman Sharciga Dalka

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan Yuusuf Xuseen Gama'diid ayaa si kulul u cambaareeyay hab-dhaqanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay...

DFS oo Shaacisay Qorshe Cusub oo Lagu Xoreynayo Deegaano badan oo Sh/dhexe ah

Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa sheegtay in ay bilaabayso howlgallo militari oo ballaaran oo lagu xoreynayo magaalooyin iyo deegaano muhiim...

Ciidamada Danab oo dilay in ka badan 100 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab howlgal...

Awdheegle, Soomaaliya – Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan Milatariga Soomaaliya, una kaashanayay saaxiibada caalamiga ah, ayaa dilay in...

WARAR KALE

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin Hariin

Baydhabo, Soomaaliya - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha...