Madaxweynaha cusub oo la kulmay madax goboleedyada dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka. Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle...

Farmaajo oo magacaabay guddiga qaban qaabada munaasabadda xil-wareejinta

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada Qaranka kula...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay safiirka Masar ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar Amb. Mohamed El...

Villa Soomaaliya oo guddoontay dhambaallo loo soo diray Xasan Sheekh

MUQDISHO (SMN) - Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku aaddan...

Ciidamada Burundi iyo kuwa dowladda oo dib ula wareegay deegaanka Ceel Baraf

JOWHAR (SMN) – Ciidamada Burundi ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS oo kaashanaya kuwa dowladda ayaa maanta howlgal kula wareegay deegaanka Ceel Baraf ee...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya kula kulmay Farmaajo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta Villa Soomaaliya ayaa kulan la...

Faah faahino kasoo baxaya qarax maanta ka dhacay degmada Balcad

BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka qarax khasaare geystay uu ka dhacay degmada Balcad, kaas oo...

Muxuu Mareykanka ka yiri doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh?

WASHINGTON (SMN) - Dowladda Maraykanka ayaa soo dhaweysay doorashadii uu kusoo baxay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana wasaaradda arrimaha dibada Maraykanku...

Cali Guudlaawe oo booqasho ugu tegay Madaxweynaha Cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa booqasho hambalyo iyo salaan ugu tagay Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamud. Cali...

WARAR KALE

Dajnire Jibriil oo daah-furey xarun cusub oo lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed

NAIROBI - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta ka daahfuray Jaamacadda Strathmore gaar ahaan kuliyadda Business School,...

Ambassador Jibril Inaugurates the Somali Investment Academy at Strathmore University

NAIROBI, Kenya - In a groundbreaking initiative, the International Financial Corporation (IFC), a subsidiary of the World Bank, in collaboration with Strathmore University Business...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay safiirka dalka Sacuudiga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya...