Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Bakool

Ceel-boon, Bakool – Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 95-aad ee Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa xalay saqdhexe fuliyay howlgal qorsheysan oo si...

Kenya oo ku baaqday in aan Ciidamada AUSSOM si deg deg ah looga saarin...

NAIROBI - Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya, Jeneraal Charles Kahariri, ayaa sheegay in go’aanka lagu dhimayo ciidamada ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika...

Sheekh Shariif Sheekh oo Ka Digay Qalalaase Siyaasadeed iyo Amni oo Dalka Kusoo Fool...

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo muujiyey walaac xoogan oo...

Banaanbax Lagu Taageerayay Doorashooyinka Qof Iyo Cod oo Gilgilay Magaalada Muqdisho

Muqdisho – Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayay doorashooyinka qof iyo cod ayaa xalay gilgilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Taleex, halkaas oo dadweyne aad...

Musharrax Dowladda Ku Eedeeyay Dayaca Amniga Goobihii Al-Shabaab Laga Saaray

Beledweyne – Musharrax madaxweyne Suldaan Cabdiqani Suldaan Qorane ayaa si kulul u dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay in ay dayacday amniga deegaannadii...

Sheekh Shariif: Dalkaan waxa ka socda qof iyo qori waaye

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa aad u dhaliilay Maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh xili xiisada siyaasadda dalka sii kordhayso.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

Wasiirka Amniga Gudaha oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

MUQDISHO, 16 Ogoosto 2025 – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wakiilka Midowga...

Jeneraal Michael E. Langley oo si rasmi ah u wareejiyay hoggaanka AFRICOM

Stuttgart, Jarmalka – Agoosto 15, 2025 – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku qabtay xaflad xil-wareejin ah saldhigga Kelley Barracks ee magaalada...

Ciidanka NISA oo Ku Dilay 11 Ka Tirsan Al-Shabaab Howlgallo Ka Dhacay Saddex Gobol

Muqdisho, Agoosto 16, 2025 – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay fuliyay howlgallo qorsheysan...

Dagaal Beeleed Khasaaro Geystay oo Ka Socda Deegaanka Garasle, Galgaduud

GARASLE, GALGADUUD – Dagaal beeleed culus ayaa weli ka socda deegaanka Garasle ee gobolka Galgaduud, bartamaha Soomaaliya, sida ay sheegeen Saraakiisha deegaanka.   Dagaalka ayaa u...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan ka dhacay dalka Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn iyo mahadcelin ah u sameeyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo ka...

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...