Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shiinaha muxuu ka yiri codsigii Senator Ted Cruz ee aqoonsiga Somaliland?

MUQDISHO – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay warqad uu Senator Ted Cruz u diray madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u socdaalaya Mareykanka si uu uga qeybgalo shirka Qaramada Midoobay

MUQDISHO – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u ambabaxo magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgali...

Ciidamada xoogga dalka oo labo jibaaray hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab

MARKA – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay si weyn u kordhiyay hawlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda gobolka...

Israel oo Wadahadallo la Furtay Dalal dhowr ah si Loo Qaabilo Qaxootiga Falastiiniyiinta ee...

Maamulka Israel ayaa wadahadallo la leh dalalka Indonesia, Uganda, Suudaanta Koonfureed, Libya iyo sidoo kale Maamulka Somaliland si ay u aqbalaan Falastiiniyiinta laga barakiciyay...

Qarax haweeney ku dilay xadka Kenya xili Xiisadda dagaal ee Gobolka Gedo sii xoogeysanayso

Mandheera, Kenya – Xiisad dagaal ayaa cirka isku shareertay degmada Mandera ee waqooyi bari Kenya, kaddib markii dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo...

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga: Shacabka dhawaan waxay maqli doonaan war ay k farxaan

Mogadishu, Soomaaliya – Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Abuukar Maxamed, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay dhowaan bilaabi doonaan howlgal ballaaran oo lagula wareegayo...

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir Caaalmi ah oo lagu qabtay South Africa

Cape Town – Wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ku sugan...

Soomaali kamid noqday Muhaajiriin doonyo kula degtay xeebaha Jaziiradda Lampedusa

LAMPEDUSA, Talyaani – Ugu yaraan 20 qof oo ay ku jiraan muhaajiriin Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen kadib markii laba doon...

Mucaaradka oo shaaciyay inuu fashilmay shirkii ay la yeesheen Madaxweynaha

MUQDISHO, Soomaaliya - Gollaha Samatabixinta oo Shirka ku yeeshay Maanta Muqdisho, ayaa shaaciyay inuu fashil kusoo dhamaadey shirkii ugu dambeeyay ay la yeesheen Madaxweyne...

Dagaalka Beled-Xaawo oo saameyn ku yeeshay amniga Mandheera

MANDHEERA, Soomaaliya - Dadka ku nool magaalada Mandera ee waqooyi bari Kenya ayaa wajahaya cabsi iyo walaac baahsan kadib markii rasaas iyo gantaallo ka yimid...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan ka dhacay dalka Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn iyo mahadcelin ah u sameeyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo ka...

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...