Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Xeerka Shaqo-siinta Gaarka ah iyo Hindise Sharciyeedka Macdanta

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka...

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Bariga Galgaduud

CEELDHEER – Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa ka soconaya deegaano ka tirsan Bariga gobolka Galgaduud, kuwaasi oo lagu beegsanayo kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen...

Iska hor imaad Muqdisho ka dhacay

MUQDISHO – Waaberigii hore ee saakay ayaa dagaal culus uu ka dhacay xaafadda Horseed ee Tarabuunka, degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ciidamo ka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqday Ceeldheer si uu u dardargeliyo dagaalka Al-Shabaab

CEELDHEER – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa booqasho shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, taasoo...

Saddex xubnood oo al-Shabaab ah oo la toogtay kadib markii lagu helay dambiyo dilal...

MUQDISHO, Agoosto 14, 2025 – Dowladda Soomaaliya ayaa subaxnimadii Maanta oo Khamiis ah toogatay saddex nin oo lagu helay xubinimo al-Shabaab ah iyo ku...

Wafdi Ka Socda Soomaaliya oo Ka Qaybgalaya Shirka Maalgashiga Biyaha ee Afrika

Cape Town, Koonfur Afrika – Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka, Mudane Jibriil Cabdirashiid...

Jubaland oo war culus kasoo saartey dagaalka gobolka Gedo

KISMAAYO, Soomaaliya - Maamulka Jubaland ayaa war kasoo saarey dagaalka gobolka Gedo, kaasoo ay ku tilmaantay duulaan dowladda Soomaaliya ku qaadey deegaanno maamul ka...

Kulamo u dhexeeya Mucaaradka iyo Dowladda oo ka socda Villa Soomaaliya

Muqdisho – Ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in xalay magaalada Muqdisho ay ka dhaceen kulamo muhiim ah oo u dhexeeyay xubno ka tirsan...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Taliye sare oo katirsan Militeriga Mareykanka

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Moallim Fiqi, ayaa la kulmay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Isku-dhafan ee Afrika Bari (JSOTF-EA), Koloneel Ed...

Madaxweynaha oo Amray Gargaarka Degdegga ah ee Gedo oo dagaal ka dhacay

Gedo, Soomaaliya – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xukuumadda federaalka ah faray inay si degdeg ah gargaar caafimaad iyo mid bani’aadannimo u gaarsiiso dadka ay...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan ka dhacay dalka Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn iyo mahadcelin ah u sameeyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo ka...

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...