Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Al-Shabaab oo Xubno Badan Soo Dhoobtay Wadada u Dhaxaysa Balcad iyo Jowhar

  Balcad — Dadka deegaanka ayaa kusoo waramaya in xubno badan oo ka tirsan Al-Shabaab saacadihii lasoo dhaafay lagu soo daad gureeyay deegaanada u dhexeeya...

Eedeymo Culuso oo loo jeediyey Booliska Soomaaliya

Muqdisho — Booliska Soomaaliya ayaa si wayn loogu eedeeyay inay ku milmeen arrimaha siyaasadeed ee dalka, taas oo dhalisay dhibaatooyin ba’an oo saameyn ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhigiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti

Jabuuti, 27 Luulyo 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada ee dalka Jabuuti...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday tuulada basuba ee dalka Kenya

LAMU, Kenya – Dadka ku nool tuulada Basuba oo ku taalla gudaha keynta Boni ee degmada Lamu ayaa habeenkii Jimcaha si lama filaan ah...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti

JABUUTI - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti, caasimadda Jamhuuriyadda walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono...

Howlgalka Midowga Afrika oo war kasoo saarey dagaalka Sabiid iyo Caanoole

Sabiid — Shalay aroornimadii, koox dagaalyahanno ah oo katirsan Al-Shabaab ah ayaa isku dayay iney weerar ku qaadaan xeryaha ciidanka Midowga Afrika ee taageerada...

Soomaaliya oo bogaadisay go’aanka Faransiiska ee aqoonsiga Dowladda Falastiin

  Muqdisho – Soomaaliya ayaa Sabtidii si weyn u soo dhaweeyay tallaabada Faransiiska ee ku aaddan inay aqoonsato Dowladda Falastiin, iyadoo arrinkan ku tilmaantay mid...

Dagaal culus oo ka dhacay gobolka Galgaduud [Fahfaahin]

GALGADUUD – Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo hubeysan uu galabta ka dhacay deegaanka God Shillan, oo ku...

Wasiir Fiqi oo si kulul u weeraray Madaxweynaha Puntland, kuna eedeeyay kala qeybinta Qaranka

MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u dhaleeceeyay Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, isagoo ku eedeeyay inuu...

Xildhibaan Caano Nuug oo Dowladda Dhexe ku Eedeeyay Kicinta Dagaal ka Socda Gobolka Gedo

MUQDISHO – Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caano Nuug), oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa waraysi gaar ah oo uu...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...