Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

SoDMA iyo IOM oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga bini’aadannimo ee Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta ku qaabilay xarunta dhexe ee hay’adda Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee...

Danjire Diene oo la wareegay Xilkiisa Cusub ee Madaxa AUSSOM ee Soomaaliya

Muqdisho, Luulyo 29, 2025 — Danjire El Hadji Ibrahima Boly Diene ayaa shalay soo gaaray magaalada Muqdisho si uu si rasmi ah u billaabo...

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya waxay xal u noqon kartaa cunto-yarida Afrika”

Addis Ababa — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb-galay Shirka Caalamiga ah ee Qiimaynta Horumarka Nidaamyada Cuntada ee Qaramada Midoobey...

Ciidamada Puntland oo Howlgallo Ballaaran ka Fuliyay Buuraha CalMiskaad

BOOSAASO - Ciidamada ammaanka Puntland, gaar ahaan cutubka Birmadka ee booliiska Goodir, ayaa sameeyay howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo amniga loogana hortagayo sahayda iyo...

Jubaland oo ka hadashay dagaalka Beled-Xaawo iyo Doolow, gobolka Gedo

KISMAAYO, Soomaaliya - Maamulka Jubaland ayaa cambaareeyay dagaalka ka dhacay magaalooyinka Doolow iyo Beled-Xaawo, oo ku yaalla xadka Soomaaliya iyo Kenya.   Dagaalka Gedo ayaa dib...

Madaxtooyadda oo war kasoo saartey Kulankii Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed

Addis Ababa, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dalka Itoobiya kaga qeyb-galay Shirweynaha Qaramada Midoobey ee Sugnaanta Cuntada...

Ciidanka Danab oo Dilay Hogaamiye Sare oo Al-Shabaab ka tirsanaa – Dowladda

MUQDISHO - Ciidanka Kumaandooska Danab ee qeybta Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Durduro ee gobolka Baay, halkaas oo lagu dilay...

Shiinaha oo Digniin Adag u Diray Somaliland Kadib Heshiis Dhanka Badda ah oo la...

MUQDISHO, Soomaaliya - Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga falcelisay xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya maamulka Somaliland iyo Taiwan, iyadoo si...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalaya shirweynaha UNFSS+4

ADDIS ABABA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Sabti ah soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qayb...

Al-Shabaab oo la Wareegtay Degmada Mahas ee Gobolka Hiiraan

  Mahas, Soomaaliya – Xoogaga Al-Shabaab ayaa la wareegay degmada Mahas ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay si kedis...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...