Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Fartaag: Waa In La Xisaabtamaa Kuwa Daadinaya Dhiigga Shacabka Jubaland

MUQDISHO, 25 Luulyo 2025 — Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Madaxweyne Axmed Madoobe inuu hurinayo colaadda Gobolka Gedo, kadib dagaalkii ka dhacay magaalada Beled-Xaawo.   Weerarkan...

Khilaaf Adag oo Ka Dhex Taagan Puntland iyo DFS oo ku aadan Markabka Sea...

Boosaaso, Puntland – Xiisad siyaasadeed oo xooggan ayaa ka taagan xeebaha Puntland kaddib markii maamulka goboleedkaasi uu qabtay markab xamuul ah oo laga leeyahay...

Weerar Qaraxyo Ku Bilaabmay oo Gilgilay Deegaanka Sabiid iyo Caanoole

Sabiid & Caanoole, Shabeellaha Hoose – Dagaal xooggan ayaa saaka waaberigii ka qarxay deegaanka Sabiid iyo Caanoole kadib markii maleeshiyada Al-shabaab ay weerar qorsheysan...

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Azerbaijan Baku ku kulmay

BAKU – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah kulan miro-dhal ah kula...

Gobolka Hiiraan: Ciidamo Weerar Ku Qaaday Al-Shabaab

BELEDWEYNE — Ciidamada dadka deegaanka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa galabta weerar qorsheysan ku qaaday dagaalyahannada Al-Shabaab oo isku uruursanayay meel u dhexeysa...

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Heshiis Socdaal la xiriira oo ay la galeen Indonesia

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo kulankaas lagu ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo ay wada gaareen Soomaaliya...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal

BAKU, 24 July 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Abdisalam Abdi Ali, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Baku ee dalka Azerbaijan,...

Puntland oo Ka Jawaabtay Eedeynta DFS, kuna Tilmaantay Hadalka “Mas’uuliyad-darro”

GAROWE, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa Arbacadii si kulul uga jawaabay eedeymo kasoo yeeray dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ku saabsanayd in la "afduubtay"...

Dowladda oo war culus kasoo saartey Markabka Puntland qabatay

MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay afduubka markabka SEA WORLD oo ku sii jeeday magaalada Muqdisho, iyadoo markabkaasi watay alaab ciidan...

Mareykanka iyo Itoobiya oo kawada hadlay xaaladda gobolka Geeska Afrika

Washington, D.C. — Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Senator Marco Rubio, ayaa wicitaan telefoon ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, iyaga oo ka...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...