Guddiga xuquuqul insaanka oo ku baaqay in caddaalad loo helo Ikhlaas lagu dilay Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa ku baaqay in caddaalad loo helo Ikhlaas, oo ahayd gabar shan jir ah...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hay’adaha Amniga ku Bogaadiyey Sugidda Amniga Muqdisho
Muqdisho, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay Ciidanka Qaranka, kadib dadaallada ay ku bixiyeen...
Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah
Muqdisho, Soomaaliya - Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 19-aad ee kalfadhiga 8-aad, waxaana shir guddoomiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha...
Laftagareen oo Qaramada Midoobay u gudbiyay eedeymo ka dhan ah Xasan Sheekh
Baydhabo – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa warqad rasmi ah oo loo diray Qaramada Midoobay iyo dhinacyada caalamiga ah...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka
Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada...
Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo Sagootiyay Arday Soomaaliyeed oo Deeq Waxbarasho ka Helay Japan
Nairobi, Kenya - Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa muddooyinkii u dambeeyay xoogga saareysay taageerada iyo garab istaagga ardayda iyo xirfadlayaasha Soomaaliyeed,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Soo Xiray Tartanka Kubadda Koleyga General Daa’uud
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda koleyga ee...
Taliyaha Ciidamada Itoobiya oo Masar iyo Suudaan ku Eedeeyay Taageerada Mucaaradka Hubaysan
ADDIS ABABA - Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF), Field Marshal Birhanu Jula, ayaa Masar iyo Suudaan, iyo sidoo kale quwado kale...
Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Kulan Soo Dhaweyn ah oo Putin u Sameeyay Madaxda Madasha...
Saint Petersburg - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo...
Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray
MUQDISHO, Soomaaliya — Waxaa Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo looga hadlay diyaar-garowga saameynta laga filayo cimilada Super...















