Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciiddanka Xoogga iyo Macwiisleyda Oo Abaabul Dagaal Ka Dhanka Ah Al-Shabaab

JOWHAR - Deegaanada ku yaalla gobolka Shabeelada Dhexe ayaa laga soo warinayaa in uu ka socdo abaabul dagaal oo xoogan oo ay wadaan Ciidamada...

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Xaaladda Gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE - Deegaano kamid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan kuwa ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab, ayaa lagu soo waramayaa in saacadihii ugu dambeeyay kooxdaasi...

Wasiirka Amniga oo Warbixin Amni ka Dhageystay Saraakiisha Booliska Koonfur Galbeed

Baydhabo, 22 Luulyo 2025 – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan warbixin ah...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka Beled-Xaawo

Muqdisho - 22-ka Luulyo 2025: Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay ka xuntahay, si adagna u cambaaraynaysaa fal dambiyeedka uu eedaysane Axmed...

Dagaal culus oo ka dhacay Beled-Xaawo kadib markii la keenay taliyaha cusub ee NISA...

Beled-Xaawo, Soomaaliya – Waxaa maanta magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ka dhacay dagaal culus, kaddib markii dowladda federaalka ay halkaas geysay Cabdiraashiid Janan, oo...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Kulankii Ugu Horeeyay la Qaatay Wakiilka Cusub ee Bangiga Adduunka

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Mudane Hideki Matsunaga, oo ah Maamulaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Qurbajoogta Soomaaliyeed Waa Udub-dhexaadka Horumarka Dalka”

Muqdisho, 22 Luulyo 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Qurbajoogta Soomaaliyeed ay door muhiim ah ku leeyihiin horumarka dalka, loogana...

UK oo Soomaaliya ku dartay liiska dalalka Muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan

LONDON – Dowladda Ingiriiska ayaa si rasmi ah u sheegtay in Soomaaliya ay ka mid tahay 31 dal oo ay muwaadiniinteeda uga digtay inay...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaarey Baydhabo

Baydhaba, Luulyo 21, 2025 — Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta gaaray...

Puntland oo shaacisay xog cusub oo ku saabsan qabashadda MV Sea World

GAROWE, 21 Luulyo 2025 – Maamulka Puntland ayaa sheegay in Ciidamadeeda badda PMPF ay gacanta ku dhigeen markab lagu magacaabo MV Sea World ka...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...