Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

NISA oo Digniin Adag u dirtay Ganacsatada iyo Bulshada Soomaaliyeed

Muqdisho, Luulyo 21, 2025 – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay bilowday hawlgal ballaaran oo lagu baarayo hantida iyo dhaq-dhaqaaqyada maaliyadeed...

Macawiisleyda oo Howlgal Ballaaran ka Fuliyey Galgaduud

Galgaduud, Soomaaliya – Ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ee ka howlgala degmada Baxdo ayaa howlgal ballaaran ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud,...

Soomaaliya oo soo dhoweysay heshiiska xabbad-joojinta DRC iyo M23

Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya, oo xubin aan joogto ahayn ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si diirran u soo dhoweysay heshiiska...

Puntland oo Amar ku Bixisay in la Soo Celiyo Hubkii Markabka SEA WORLD

Boosaaso – Puntland ayaa amar ku bixisay in dib loo celiyo hub fudud oo laga dejiyey markab laga leeyahay Comoros, kaasi oo lagu qabtay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Cabdalla Cuteybi,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Safiirka Talyaaniga

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cumar Cabdi, ayaa Sabtidii shalay kulan rasmi ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Talyaaniga...

Markab sida hub oo lagu qabtay xeebaha maamulka Puntland

BOSAASO, Soomaaliya – Markab xamuul ah oo siday hub, islamarkaana la rumeysan yahay inuu leeyahay dowladda Turkiga, ayaa ku dhacay xeebaha deegaanka Raas Caseyr...

Somali Special Forces Kill Senior Al-Shabaab Figures in Southern Operation

KISMAYO, Somalia - Somalia's federal government announced Saturday that elite Danab commandos carried out a targeted operation in the Harboole area of Lower Juba region,...

Howlgal ka dhacay Jubada Hoose oo lagu beegsaday Al-Shabaab

Muqdisho, Luulyo 19, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ciidanka gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay fuliyeen...

Qoor Qoor: “Galmudug Waa Inay Noqotaa Tusaalaha Waxbarashada Dalka”

Muqdisho, Luulyo 19, 2025 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa ka qayb galay munaasabad weyn oo lagu soo xirayay...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...