Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda iyo Mucaaradka oo la Filayo in Muqdisho ku yeeshaan kulan kale

MUQDISHO, Soomaaliya – Maalinta beri ah ayaa ku beegan kulan muhiim ah oo dhexmaraya dowladda federaalka iyo xisbiyada mucaaradka, kaas oo qeyb ka ah...

Xildhibaan eedeyn culus u jeediyay madaxda dowladda Soomaaliya

Muqdisho – Xildhibaan Maxamed Cumar Cali (Caana-nuug), oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u dhaliilay madaxda dowladda dhexe, isaga oo ku...

Duqa Muqdisho oo Beeniyay In Dadka Lagu Qasbo Diiwaangelinta Codbixiyeyaash

Muqdisho, Luulyo 18, 2025 — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya...

Jubaland oo Howlgallo ka fulisay gobolka Jubada Hoose

KISMAAYO - Ciidamada Daraawiishta ee Jubaland ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyay deegaano dhowr ah oo katirsan gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen...

Xamse oo faray Hay’adaha dowladda in ay gargaar gaarsiiyaan gobolka Awdal

Muqdisho — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa, ayaa ka hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaartu...

Jeneraal Odowaa oo Booqasho Rasmi ah ku Jooga Talyaaniga si loo Xoojiyo Iskaashiga Milatari

ROME, Talyaaniga - Wafdi ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Taliyaha CXDS, S/Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa booqasho rasmi ah ku...

Maxay Fiqi iyo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Ingiriiska kawada hadleen?

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya...

Puntland oo shaacisay inaysan aqoonsanayn SSC-Khaatumo

GAROOWE – Puntland ayaa si rasmi ah u sheegtay inay soo dhoweyneyso go’aankii kasoo baxay Isimada Beesha Dhulbahante 6-dii February 2023 ee magaalada Laascaanood,...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Xoosh oo la kulmay Guddiga Nabadda [Sawirro]

Laascaanood – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Guddiga Isimada...

Trump oo soo rogay Canshuur Cusub oo saameynaysa Nolosha Malaayiin Qoys oo Soomaaliyeed

WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u dhaqan gelisay canshuur dhan 3.5% oo lagu soo rogay lacagaha xawaaladaha ah ee loo diro...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...