Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Qarax Ka Dhacay Bariga Kenya oo Dilay Saddex Askari oo Kenyan ah

KENYA - Saddex askari oo Kenyan ah ayaa lagu dilay qarax lala beegsaday kolonyo ay ku jireen xilli ay ku jireen howlgallo kormeer ah...

Dowladda oo Ka Hadashay DagaalkaKa Dhacday Degmada Dhahar

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadleyso dhacdo naxdin leh...

Caynte oo Digniin Culus u Diray Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka, Abdiraxman Caynte, ayaa xalay khudbad kulul ka jeediyey xaflad lagu daahfurayey xisbi cusub oo uu hogaaminayo,...

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay safiirka Switzerland u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho, Talaado 15 Luulyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u...

Qarax Miino oo Ka Dhacay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya

GARISSA, Kenya, Luulyo 15 – Ugu yaraan laba qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojisay Amniga Muqdisho Kadib Weerarro Hoobiyayaal Ah

MUQDISHO, Luulyo 15 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u xoojisay amniga magaalada Muqdisho, kaddib weerarro hoobiyayaal ah oo muddo bilooyin iyo sannado...

Deni oo Safar Ku Tegaya Itoobiya, Heshiisyo Cusubna La Geli Doona Xukuumadda Abiy Axmed

GAROWE, Soomaaliya - Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu dhawaan safar rasmi ah ku...

Ciidanka NISA oo Howlgal Ka Fuliyay Hiiraan, 15 Al-Shabaab ah oo la Dilay

Muqdisho, Luulyo 14, 2025 – Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay Isgoyska...

Diyaarad Ciidan sidey oo Doolow laga soo celiyay iyo Janan oo Gedo loo wado

DOOLOW - Xiisad siyaasadeed iyo mid ciidan ayaa markale cirka isku shareeray gobolka Gedo, kadib markii diyaarad siday ciidamo katirsan dowladda federaalka Soomaaliya laga...

Shacabka Sabiid iyo Caanoole oo Dib ugu Laabtay Guryahooda

Shabeelaha Hoose – Shacabka kunoolaa deegaanada Sabid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta inta badan dib ugu laabtay guryahooda, kaddib markii ay...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...