Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

C/rashiid Yuusuf Jibriil oo Casilay iyo Puntland oo Dalbatay In Lasoo xiro

Laascaanood – Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Abwaan, oo kasoo jeeda gobolka Sanaag kana tirsanaa Golaha Wakiilada Puntland, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu...

Al-Shabaab oo La Wareegtay Deegaano Muhiim Ah oo Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

TARDO — Al-Shabaab ayaa dhowaan si buuxda ula wareegay deegaano muhiim ah oo ka tirsan gobolka Hiiraan, kuwaasoo horay loogu bixiyay magacyada Naf iyo...

Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo ka Hadlay Qabsashada Deegaanka Tardo ee Al-Shabaab

BELEDWEYNE — Mid kamid ah waxgaradka deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa waraysi gaar ah siiyey idaacadda Shabelle, isagoo si qoto dheer uga hadlay...

Laascaanood: Shirka dhameystirka Maamulka SSC-Khaatumo oo si Rasmi ah u Furmay

  LAASCAANOOD — Maanta si rasmi ah ayaa looga furay magaalada Las’anod shirkii muhiimka ahaa ee loogu talagalay in lagu soo afjaro aasaaska iyo dhismaha...

Madaxwayne Deni oo war kasoo saaray Khilaafka Puntland kala dhaxeeya DFS

GAROWE - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay kulan ka dhacayay Garoowe, ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan...

NISA oo 7 ka tirsan Al-Shabaab ku dishay howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan

MUQDISHO, 13 Luulyo, 2025 – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay fulisay howlgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo...

Taliyaha Ciidamada Kenya oo booqday Soomaaliya 

KISMAAYO - Taliyaha cusub ee Ciidanka difaaca Kenya Sarreeya Guuto David Keter, ayaa booqday Ciidamada dalkiisa ka socda, ee ku sugan dalka Soomaaliya, si...

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo shacabka ugu baaqay midnimo iyo ka qeyb qaadashada horumarka

GALKACYO, Soomaaliya – Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud, ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in ay si wadajir ah uga shaqeeyaan horumarka maamulka, isaga...

Cabsi ka dhalatay xiisad u dhaxeysa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland

BALADXAAWO, Soomaaliya – Bulshada ku nool gobolka Gedo ayaa mar kale wajahaya cabsi isa soo taraysa oo ku aaddan suurtagalnimada iska horimaad u dhexeeya...

Midowga Afrika oo Kordhiyay Taageerada Soomaaliya xili Maalgelinta AUSSOM Mugdi Ku Jirto

MALABO - Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay inuu laba jibbaaray deeqda uu u qoondeeyay Soomaaliya ee 2025, isagoo oggolaaday $10 milyan oo dheeraad ah...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...