Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shaqo La’aan, Rajo La’aan iyo Musuq Maamul oo Dhalinyaradda Soomaaliyeed ku Riixay Tahriibka

Muqdisho – Shaqo la’aan baahsan, dhaqaale xumo, iyo rajo la’aan joogto ah oo ay wajahayaan dhalinyaradda Soomaaliyeed ayaa sii kordhisay tirada dadka tahriibaya, iyadoo...

Duqeymo ka dhacay Jubada Dhexe iyo Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Duqeymo qorsheysan oo habeenkii xalay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobollada Shabeelaha Hoose iyo Jubbada Dhexe, ayaa lagu dilay xubno sare oo...

Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga

MUQDISHO, Soomaaliya - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley, iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa yeeshay kulan miro-dhal ah oo looga hadlayay...

Dowladda Kenya oo duulaan qaawan ku soo qaaday Madaxbanaanida Qaranka Soomaaliya

NAIROBI, Kenya - Dowladda Kenya ayaa qaadey tallaabo ay xad-gudub qaawan ugu sameysay madax-banaanida dalka Soomaaliya kadib markii Somaliland u ogolaatay inay wax ay...

Xuutiyiinta oo khubaro ku takhasustay qaraxyada usoo direy Al-Shabaab

WASHINGTON - Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigtay warbixin cusub oo ka digeysa khatar weyn oo amni oo ka jirta Geeska Afrika, iyadoo ay sheegtay...

Weerar gaadmo ah oo lagu qaaday bar kontarool ciidan oo ku yaalla duleedka Muqdisho

MUQDISHO – Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelhuur oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan la garanaynin ay xalay...

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Spain iyo Aljeeriya

MUQDISHO – Dhalinyaro Soomaali ah oo saarnaa dooni tahriib ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Spain iyo Aljeeriya, kadib...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Dr. Sidi Ould Tah oo loo Doortay Madaxa Bangiga...

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Jimcaha hambalyo u dirtay Dr. Sidi Ould Tah kadib markii loo doortay Madaxweynaha sagaalaad ee Bangiga Horumarinta Afrika...

Golaha Wasiirrada oo ka hadlay amniga dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo kulankaasi diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud ee dalka iyo...

Shirka Hogaamiyeyaasha Mucaaradka oo Maalintii Labaad Ka Socda Muqdisho

Muqdisho – Waxaa maalintii labaad si rasmi ah uga socota magaalada Muqdisho shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen hogaamiyeyaasha mucaaradka dowladda Soomaaliya. Shirka ayaa...

WARAR KALE

UNICEF: Dhimista Gargaarka Soomaaliya oo Kordhisay Khatarta Nafaqo-darrada Carruurta

JENEVA — Hay’adda UNICEF ayaa sheegtay in dhimista weyn ee gargaarka bani’aadannimo ay Soomaaliya ka sii fogeynayso adeegyada caafimaadka, nafaqada, biyaha, waxbarashada iyo ilaalinta...

Hundreds of health, nutrition facilities closed as Somalia’s child crisis deepens, warns UNICEF

Aid cuts are closing doors to healthcare, shutting down nutrition services, and pushing water, education and protection further out of reach in Somalia, and,...

Soomaaliya iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta adeegyada amniga iyo booliska

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee...