Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Cali Balcad oo loogu baaqey inuu bixiyo raali-gelin – DAAWO

MUQDISHO, Soomaaliya - Caaqilka Mudulood Caaqil Nuur Xuseen Cali, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii Cali Balcad ee ku duray doorashaddii shalay ka...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Malawi munaasabadda 61-aad ee maalinta xorriyadda

Muqdisho, Luulyo 6, 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa Sabtidii hambalyo diirran u diray dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay daadadka khasaaraha geystay ee Texas, Maraykanka

Muqdisho, Luulyo 7, 2025– Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii u dirtay tacsi tiiraanyo leh shacabka iyo dowladda Mareykanka, kaddib daadad xoogan oo ku dhuftay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diirran loogu soo dhaweeyey Masar

Qaahira, Luulyo 6, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Magacaabay Guddiga Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Xoosh Jibriil, ayaa wareegto rasmi ah ku magacaabay...

Midowga Afrika oo kordhiyay joogitaanka ciidanka Burundi ee Soomaaliya

Addis Ababa – Midowga Afrika ayaa go’aamiyay in ciidanka Burundi ee ku sugan Soomaaliya la sii joogo lix bilood oo dheeraad ah, si loo...

Xiisad Colaadeed oo Ka Taagan Deegaanka Ceelbuh ee Gobolka Sanaag

MUQDISHO - Xiisad dagaal ayaa ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan tuulada Ceelbuh, kadib markii ay halkaasi isku hor yimaadeen ciidamo ka tirsan Puntland...

Xildhibaan Ka Digay Faragelinta Dowladda ee Hanaanka Dhismaha Maamulka SCC Khatumo

Muqdisho – Iyadoo dowladda Soomaaliya ay dadaallo xoogan ku bixineyso dhismaha hanaanka dowlad-goboleedka SCC Khatumo, ayaa Abdirisaaq Xasan Dhokir oo ka tirsan baarlamaanka federaalka,...

Xildhibaan Baxsad ah oo Ku Eedeysan Marin-habaabinta Shacabka iyo Magac-dilka Dowladda Soomaaliya

MUQDISHO - Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sii wada baaritaanka ay ku hayso Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Macawiisley oo Al-Shabaab ka dilay in ka badan 10 dagaalyahan

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa xaqiijisay in in ka badan toban dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay hawlgallo isku xiran oo...

WARAR KALE

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...

Djibouti Faces Fresh Pressure as 1,400 Yemenis Arrive Amid Escalating Conflict

DJIBOUTI — Djibouti is facing fresh humanitarian and security pressure after around 1,400 Yemenis arrived in the country within 24 hours, fleeing escalating fighting...