Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA).   Wasiirka...

Kulamo Siyaasadeed oo ka Socda Nairobi xili Khilaaf ka taagan yahay nidaamka Doorashooyinka

Nairobi, Kenya – Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa si xowli ah uga socda kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin mucaarad...

Ciidamada Puntland oo Howlgal Ku dilay hogaamiye katirsan Kooxda Daacish

Bosaaso – Ciidamada difaaca Puntland ayaa wada howlgal xooggan oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysaneysa Buuraha Cal Miskaad, kuwaas oo muddooyinkii...

Safiirka Cusub ee Boqortooyada Ingiriiska oo Soo Gaaray Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – May 20, 2025 – Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Charles King, ayaa si rasmi ah u...

Gobolka Sh/Dhexe oo Galay Xaalad Dagaal, Ciidamo iyo Gaadiid Gaashaaman oo Kusii Qulqulaya

Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xilligan galay xaalad dagaal ah, iyadoo ay kusii qulqulayaan ciidamo badan iyo gaadiid dagaal oo ay...

Dowladaha  Carabta oo si adag u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO – Masar, Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay weerar ismiidaamin ah oo Axaddii ka dhacay meel u dhow saldhigga milatari...

AFRICOM oo joojisay shaacinta khasaaraha duqeymaha ka dhaca Soomaaliya

WASHINGTON - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay in uu si ku-meel-gaar ah u joojinayo faafinta faahfaahinta ku saabsan khasaaraha ka dhasha...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka War-gaadhi

WARGAADHI - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka War-gaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u dhiirrigeliyo ciidamada qalabka...

Madaxweynaha oo Isbitaal ku booqday xubno katirsan Macwiisleyda oo dhaawac ah

Muqdisho, May 19, 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Demartino...

Shakhsiyaadka Hogaaminaya Shabakadda Khiyaamada iyo Tahriibka ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Baaritaanno dheer ka dib, mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa kashifay shabakad ballaaran, oo burcad ah oo ku lug lahayd khiyaamo iyo tahriibinta dadka oo ka...

WARAR KALE

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

BAYDHABO, Soomaaliya — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Al-Shabaab u adeegsan jireen...

Somali Forces Target Al-Shabaab Hideouts in Bay, Militant Surrenders

BAIDOA, Somalia — Somali special forces have carried out an operation targeting areas used by Al-Shabaab militants as hideouts and gathering points in the...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Shir Guddoomiyey Kulankii Ugu Horreeyey ee Guddiga Maareynta Masiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Sabtidii shir guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaas...