Diyaarado Duqeeyay Al-Shabaab xili Dagaal Ka Bilowday Xadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
JOWHAR - Diyaarado dagaal ayaa duqeyn u geystay Al-Shabaab xilli dagaal ka bilowday xadka u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana hadda uu...
Imaaradka Carabta oo si kulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO – Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa si adag u cambaareysay weerarkii argagixiso ee Axadii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada tiro...
Xamsa: Qof walba waa inuu kaalinta kaga aaddan ka qaato difaaca dalka
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada...
Macwiisleyda Gobolka Hiiraan oo Guulo ka Sheegtay Dagaalka Al-Shabaab
JOWHAR, Soomaaliya - Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo qaraar oo Labadii Maalin ee lasoo dhaafay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ku...
Dagaal Qaraar oo Maalintii 2aad Ka Socda Xadka Gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan
CEEL HAREERI, Soomaaliya – Dagaal culus ayaa maalintii labaad ka socda xadka ay wadaagaan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, gaar ahaan tuulada Ceel Hareeri...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Dhagax-dhigay Dhismaha Waddada Nasiib Buundo ee Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha...
Dowladda oo war kasoo saartay qaraxii ka dhacay Damaanyo, Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay uga hadashay qaraxii saakay ka dhacay magaaladda Muqdisho.
Qaraxa ayaa geystay khasaaro dhimasho...
Qaramada Midoobay oo Hoos u Dhigaysa taageeradda Soomaaliya
NEW YORK - Qaramada Midoobay ayaa jimcihii shaacisay in ay hoos u dhigi doonto yoolalka caawinta bani’aadamnimo ee Yemen iyo Soomaaliya, kadib hoos u...
Howlgal Bur Burin ah oo ka Socda Wadada Xiriirisa Ex-Kontarool Afgooye iyo Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Wararka naga soo gaaraya wadada xiriirisa Ex-Kontarool Afgooye iyo Muqdisho ayaa sheegaya in laamigan dheer uu ka socdo howlgal bur burin...
DEG DEG: Qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax wayn oo loo malaynayo ismiidaamin ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya xili amniga soo hagaagayay.
Waxaa lagu soo...














