Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Deegaanka Nuurdugle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
JOWHAR, Soomaaliya - Faafaahin ayaa kasoo baxaysa dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Nuurdugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe saacadahii lasoo dhaafay.
Al-Shabaab ayaa xalay weerar...
Taliyihii Guutada 26aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan
MOQOKORI - Taliyaha guutada 26aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Kornayl Cabdiraxmaan Hujaale, ayaa lagu dilay maanta jiidda hore ee dagaalka ee deegaanada ku...
Madaxweynaha oo Taageeray Qadiyadda Falastiin, Soo Dhaweeyay Qaadista Cunaqabataynta Syria
BAQDAAD, 17 May – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Jimcihii ka qeyb galay shir-madaxeedka 34aad ee Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Baqdaad ee...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Uganda
MUQDISHO, 17 May – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha...
War Degdeg ah: Qarax Miino oo ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Baraawe
BARAAWE, Soomaaliya - Qarax miino oo lala beegsaday gaari qaad siday ayaa ka dhacay meel u dhow Garoonka Diyaaradaha Baraawe ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Gaabis ku Yimid Dagaalka Dowladda Soomaaliya kula jirtay Al-Shabaab
MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay gaabis ku timid dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab tan iyo markii ay ciidamada...
DFS oo lagu eedeyey in ay dhibaato dalka u horseeday 3 Sano ee la...
MUQDISHO, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee dalka, isaga...
Xiisadda siyaasadeed ee Dowladda Federaalka iyo Jubbaland oo sii kordhaysa
MUQDISHO, Soomaaliya – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay wado qorshe ay maamul cusub uga dhiseyso gobolka Gedo, kaasi oo...
Ugu yaraan 5 Qof oo ku Dhaawacmay Qarax Miino ka Dhacay Degmada Kaxda
Muqdisho, Soomaaliya – Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay, kadib markii qarax miino uu galabnimadii shalay ka dhacay xaafadda Cali Goley ee degmada...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Baqdaad si uu uga Qaybgalo Shirka Jaamacadda Carabta
Baqdaad, Ciraaq – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, halkaas oo uu uga qaybgalayo meertada 34-aad...














