Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulamo kawada Qatar si loo xoojiyo iskaashiga milatari

DOHA, Qatar, 16 Juun 2025 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Mucalim Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah ku yeeshay magaalada Doha Wasiirka Arrimaha...

Itoobiya oo walaac amni ka muujisay Ciidamada Masar ee la geynayo Soomaaliya 

ADDIS ABABA – Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Itoobiya, Field Marshal Berhanu Jula, ayaa uga digay baarlamaanka dalkiisa in joogitaanka ciidamada Masar ee gudaha...

Xildhibaan Ka Hadlay Warqadda Dowladda Federaalka U dirtay Beesha Caalamka [Wareysi]

MOGADISHU — Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caano Nuug, oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa waraysi gaar ah siiyay...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Faahfaahisay Hawlgal Ka Dhanka ahaa Al-Shabaab

MOGADISHU, 16 Juun — Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali, ayaa Axaddii faahfaahin ka bixiyey hawlgalkii guuleystay ee ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa...

Gogoshii Wadatashiga Qaranka oo Berri si Rasmi ah uga Furmeysa Caasimadda

Muqdisho, 15 Juun 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa maalinta berri ah, oo ku beegan 16-ka Juun, martigelin doonta gogoshii wadatashiga ee uu dhawaan ku...

Khilaafka Siyaasadeed oo fashiliyay Shirka Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqey

Muqdisho, 15 Juun 2025 – Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir muhiim ah oo uu madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...

Fashil ku yimid shirkii uu madaxweynaha Soomaaliya ku baaqay

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo jeer ugu baaqay madaxda siyaasiyiinta mucaaradka inay ka qeyb galaan shir wadatashi ah, balse labada...

Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo Taageero Ciidan Siiyay Ciidanka Puntland ee Dagaalka Kula jira Daacish

Bari, Soomaaliya – Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa si toos ah uga taageeray ciidanka difaaca Puntland howlgalka ka socda aagga buuraleyda Calmiskaad ee gobolka...

Madaxweynaha Puntland oo Kulamo La Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka

Garoowe – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan muhiim ah la qaatay wakiillada beesha caalamka oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanqaadey Furitaanka Wadooyinka Xiran ee Muqdisho

Muqdisho – Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), General Mahad Salaad, ayaa sameeyay balanqaad weyn oo ah inuu furi doono wadooyinka xiran...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...