Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Xil-wareejinta Sanbaloolshe

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hayโ€™adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka...

Muqdisho: Mahad Salaad oo Si Rasmi ah u La Wareegaya Xilka Agaasimaha NISA

MUQDISHO, Soomaaliya - Maanta magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah loogu qabtay munaasabad lagu wareejinayo xilka Agaasimaha cusub ee Hayโ€™adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo si Rasmi ah Looga Bilaabay Dalka

MUQDISHO, Soomaaliya - Kumanaan arday ah ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, kaas oo...

Israel weeraro ku qaadey Iran, iyadoo dishay Saraakiishii ugu sareeyay Ciidanka

DUBAI, Imaaraadka Carabta โ€“ Israaโ€™iil ayaa Jimcihii weerar culus ku qaaday xarumaha ugu muhiimsan ee nukliyeerka iyo ciidamada milatari ee dalka Iran, iyadoo adeegsatay...

Mucaaradka oo ka hor yimid goโ€™aankii ay Dowladda Soomaaliya ka qaadatay beesha Caalamka

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ay si kulul u cambaareysay go'aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadatey saaxiibadda Beesha Caalamka, taasoo ay ku tilmaantay mid go'doon...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Xiriirka Ruushka xilli ay Iska Fogaynayso Saaxiibada Caalamka

Muqdisho โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin muujinaya isbeddel weyn oo ku yimid jihada siyaasadda dibadda, iyadoo xoojinaysa xiriirka ay la leedahay dowladda...

Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad

Muqdisho, 12 Juun 2025 โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Hindiya, kadib markii...

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

Muqdisho, Khamiis, 12 Juunyo 2025:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tagay Markabka โ€œOruc Reisโ€

Muqdisho, Juun 12, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Markabka โ€œOruc Reisโ€ oo ku howlanaa baarista Shidaalka...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya -ย Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikhโ€™s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania โ€” Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia โ€” South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...