Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo joojisay howlaha C6+, kuna baaqday wada-shaqayn cusub 

MUQDISHO, Juun 12, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u joojisay howlaha madasha C6+ iyadoo ku dhawaaqday inay doonayso heshiisyo cusub...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Dilay 13 Dagaalyahan oo Al-Shabaab ah 

MUQDISHO, 12 Juun 2025 — Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay garab siinayaan saaxiibada caalamiga ah ayaa ugu yaraan 13 xubnood oo ka tirsan...

Diyaaradaha Dagaalka ee T129 ATAK oo Ka Duulay xerada Turk-Som ee Muqdisho

MUQDISHO - Diyaaradaha dagaalka ee qumaatiga u kaca ee T129 ATAK ayaa si guul leh uga duulay xeradda TurKSOM ee Muqdisho, taasoo calaamad u...

Maxay yihiin shuruudaha adag ee Puntland ku xirtay shirka Muqdisho?

GAROWE - Puntland ayaa afar shardi ku xirtay shirka uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, iyadoo shuruudaha ay kamid yihiin aqbaliyadda doorashaddii sanadkii hore...

Gudoomiye Faysal Sheekh oo ka hadlay Odayaal la sheegay in lagu xiray Gaalkacyo

GAALKACYO, Juun 11, 2025 – Hadal-heyn xoog leh ayaa ka dhalatay xarigga odayaal dhaqameed ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) oo ka...

Booliiska Kenya oo Dilay Labo xubnood oo katirsan Al-Shabaab

NAIROBI – Ciidamada gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada ee Kenya, gaar ahaan kooxda howlgalada khaaska ah, ayaa habeenimadii Isniinta toogasho ku dilay laba...

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Xoog Leh oo ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

SHABEELLAHA DHEXE, Soomaaliya – Warar ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq ciidan oo xoog leh uu ka socdo, iyadoo ciidamo badan...

Dowladda Soomaaliya oo Dhoolatus Ciidan Ka Samaysay Balad-Xaawo, gobolka Gedo

Balad-Xaawo, Gedo – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo horleh ka bilowday gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Balad-Xaawo, halkaas oo maanta lagu qabtay...

Dowladda Soomaaliya oo ka Laabatay Mamnuucidii Baasaboorka Taiwan

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka laabatay mamnuucidii dhawaan ku sameysay baasaboorrada Taiwan, tallaabo la rumeysnaa inay halis gelin...

Odayaal Dhaqameed iyo Ganacsato Kasoo Jeeda KG oo Maalintii Saddexaad Ku Xiran Gaalkacyo

Gaalkacyo – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in ilaa iyo saddex maalmood ay halkaasi ku xiran yihiin...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...