Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

WAREYSI: Maxaa ka jira in la sii daayey Sayid Cali-gii Xaaskiisa gubay?

MUQDISHO, Soomaaliya - Aabaha Luul C/casiis ayaa beeniyay muuqaal baraha warar sheegaya in lasii daayay Sayid Cali, oo ku xiran xabsiga, kuna xukuman dil...

XOG – Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaadaya duqa Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Xog gaar ah oo ay heshay Warbaahinta Shabelle ayaa muujinaysa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu qorsheynayo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

Muqdisho, 10 May 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, oo booqasho shaqo ku...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo diiday in lala wareego Guri iyo Lacag uu leeyahay...

NAIROBI - Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diiday codsi dowladda Kenya ku dooneysay inay ku la wareegto guri ku kacaya $833,000 iyo lacag dhan...

Roobkii Xalay ee Muqdisho oo Sababay Geerida Dad iyo Burbur Hantiyeed

MUQDISHO, Soomaaliya - Roobab xooggan oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho, dhaawac, iyo burbur hantiyeed, iyadoo saameynta ugu weyn ay ka...

Mareykanka oo Mar Kale Diiday Inuu Maalgeliyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

WASHINGTON – Dowladda Mareykanka ayaa markale ku celisay inaysan bixin doonin wax maalgelin ah oo la xiriira hawlgalka nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya...

Mareykanka oo ku baaqay in hanaanka wax ka bedel nidaamka federaalka iyo doorashooyinka Soomaaliya noqdo mid loo...

MUQDISHO, 10 May 2025 – Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda federaalka Soomaaliya in ay xaqiijiso in dhammaan saamileyda siyaasadda ka qayb galaan geeddi-socodka dib-u-habeynta nidaamyada...

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Maqaalkani wuxuu falanqeynayaa xadgudubyada sharci ee ay sameeyeen xubnaha GolahaWadatashiga Qaranka (NCC) ee Soomaaliya, kuwaas oo iclaamiyey 7-da May 2025 inay kudhawaaqayaan inay sameysteen...

Soomaaliya oo in ka badan 10,000 shaqaale ah u diraysa Qatar

DOHA, Qatar,  9 May 2025 – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis shaqo oo la filayo inuu horseedo shaqaaleysiinta in ka badan 10,000...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda UK si loo xoojiyo iskaashiga amniga iyo...

MUQDISHO, 9 May – Madaxweynaha Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay magaalada Muqdisho Ms. Harriet Mathews, Agaasimaha Guud ee Waaxda Afrika iyo...

WARAR KALE

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

BAYDHABO, Soomaaliya — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Al-Shabaab u adeegsan jireen...

Somali Forces Target Al-Shabaab Hideouts in Bay, Militant Surrenders

BAIDOA, Somalia — Somali special forces have carried out an operation targeting areas used by Al-Shabaab militants as hideouts and gathering points in the...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Shir Guddoomiyey Kulankii Ugu Horreeyey ee Guddiga Maareynta Masiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Sabtidii shir guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaas...