Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxa SoDMA oo shir uga qeyb galay Geneva

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva - Switzerland, kaga qeyb-galay kal-fadhigii...

Madasha Samatabixinta oo Dalbatay Hakinta Xulista Guddiga Xuquuqul Insaanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay walaac xooggan ka muujinaysaa hannaanka loo marayo xulista xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka.   Xulista xubnaha Guddiga oo...

Dowladda oo soo bandhigtay qorshe wax looga qabanayo Weerarrada Hoobiyaasha ee Muqdisho

MUQDISHO - Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (loo yaqaan Moalim Mahdi), ayaa ku dhawaaqay abaalmarin lacageed oo dhan $30,000 qof kasta oo...

Muxuu Madaxweynaha Soomaaliya uga hadlay Khudbadiisa Ciidda?

Muqdisho, Juun 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo,...

In ka badan 60 kamid ah Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal gaar ah –...

Muqdisho – 06 Juun 2025: In ka badan 40 katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ay si wadajir ah...

DAAWO: Waa maxay halista ka dhalan karta bastoolada baaruuda?

Muqdisho (SMN) –  Dr. Abdisamad Xasan, oo ah dhakhtar ku takhasusay indhaha, kana howlgalla Isbitaalka Indhaha ee Mustaqbal ee magaalada Muqdisho, ayaa ka digay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bilaabay Wadahadal Qaran oo Ballaaran

Muqdisho, 5 Juun 2025 – Iyadoo la raacayo baaqii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud jeediyay maalinta Ciida Al-Fidr ee 30-ka Maarso 2025,...

Farmaajo oo si kulul uga hor yimid Shirka Qaranka ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqey

MOGADISHU, 5 Juun 2025 — Madaxweynaha hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed, oo si weyn loogu yaqaan Farmaajo, ayaa si kulul uga hadlay qorshaha...

Muungaab oo si rasmi ah xafiiska ula wareegay, kuna dhawaaqay qorsheyaal cusub

Muqdisho – Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa xalay si rasmi ah ula wareegay xilka, kadib munaasabad ka dhacday...

Xildhibaan sheegay inuu India ku galay afduub iyo xaalad caafimaad oo daran

Muqdisho – Xildhibaan Yoonis Shaare oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa xaalad murugo leh ka sheegay nolol adag oo uu kala kulmay safar caafimaad...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...