Diyaarad Helikopter ah oo ku Dhacday Deegaan ay Al-Shabaab Maamusho [Fahfaahin]
Shabeellada Dhexe – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaaraddii nooca kumaatiga u kaca ee helikopterka, oo ku dhacday deegaanka Maqdis, oo ku yaalla...
Soomaaliya oo Si Gaar ah Loogu Beegsaday Mamnuucidda Socdaalka Mareykanka
WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii ku dhawaaqday mamnuucid cusub oo laga saaray socdaalka, iyadoo Soomaalida si gaar ah loogu daray liiska muwaadiniinta aan...
Sacuudiga oo Xukun Dil ah ku Fuliyay Afar Nin oo Soomaali ah
NAJRAN - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacuudiga ayaa shaacisay in maalintii shalay dil lagu fuliyay afar dhalinyaro Soomaali ah oo ka mid ahaa 45 maxbuus...
Ciidamada Puntland oo Dilay In Ka Badan 35 katirsan Daacish
BOSASO, Puntland – Ciidamada gaarka ah ee Puntland ayaa Talaadadii shalay ku dilay howlgal in ka badan 35 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Daacish,...
Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Madasha Tamarta ee Baku, Azerbaijan
BAKU, Azerbaijan – Wafdiga Dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Cabdullaahi Bidhaan, ayaa Talaadadii ka qaybgalay Madasha Tamarta ee magaalada...
Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo U Dirtay Bahrain Kaddib Doorashadeeda Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu hambalyeysay Baxreyn guusha ay ka gaartay doorashada xubinnimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka...
Al-Shabaab oo Soo Bandhigtay Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika
XAWAADLEY - Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad qumman (helicopter) oo ku degatay meel u dhow deegaannadooda ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib cilad...
Madaxweynaha oo warqadaha ka gudoomay safiirka Cusub ee Ingiriiska
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta
Carta — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka labada dal
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa yeeshay khadka taleefanka kulan muhiim...


![Diyaarad Helikopter ah oo ku Dhacday Deegaan ay Al-Shabaab Maamusho [Fahfaahin]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2025/06/202564638846009898139996-218x150.jpg)












