Mucaaradka Soomaaliyeed oo Soo Saaray War-murtiyeed ku saabsan Xaaladda Dalka
MUQDISHO, 1-da Juun 2025 — Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliyeed ayaa ku soo gabagabeeyay shir ballaaran oo maalmahan uga socday magaalada Muqdisho, iyagoo ka soo saaray in...
Prof. Diini oo Eedeyn Culus U Jeediyey Dowladda Federaalka Soomaaliya
MUQDISHO, 1-da Juun 2025 – Guddoomiyaha ururrada bulshada rayidka ah, Prof. Diini, ayaa xalay qudbad kulul ka jeediyay munaasabad lagu soo xirayay shir ay mucaaradku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleefanka kula hadlay Madaxweyne Erdogan
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabta khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Rajab Dayib Erdogan.
Wadahadallada labada hoggaan...
Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ka socda xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe xilli cabsi laga qabo...
BELEDWEYNE - Wararka naga soo gaaraya dhulka xadka ah ee u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo...
Xiisad ka taagan degmada Garasbaaleey ee Gobolka Banaadir
GARASBAALEY - Degmada Garasbaaleey ee Koonfurta Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay falal lagu eedeeyay in ay ku kacayeen rag la sheegay...
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland oo Kulan Amni la yeeshay Mas’uuliyiin Ka Socota Kenya
Mandheera – Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa kulan muhiim ah oo amniga la xiriira kula yeeshay magaalada Mandheera ee dalka Kenya, mas’uuliyiin...
Wasiir Roobow oo Kormeerey Adeegyada Xujayda Soomaaliyeed oo Sannadkan Loo qabtay
Riyadh – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ayaa haatan ku sugan dalka Sacuudi Carabiya, si uu ugu kuur...
Shaqo La’aan, Rajo La’aan iyo Musuq Maamul oo Dhalinyaradda Soomaaliyeed ku Riixay Tahriibka
Muqdisho – Shaqo la’aan baahsan, dhaqaale xumo, iyo rajo la’aan joogto ah oo ay wajahayaan dhalinyaradda Soomaaliyeed ayaa sii kordhisay tirada dadka tahriibaya, iyadoo...
Duqeymo ka dhacay Jubada Dhexe iyo Shabeellaha Hoose
MUQDISHO - Duqeymo qorsheysan oo habeenkii xalay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobollada Shabeelaha Hoose iyo Jubbada Dhexe, ayaa lagu dilay xubno sare oo...
Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga
MUQDISHO, Soomaaliya - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley, iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa yeeshay kulan miro-dhal ah oo looga hadlayay...















