Dowladda Kenya oo duulaan qaawan ku soo qaaday Madaxbanaanida Qaranka Soomaaliya
NAIROBI, Kenya - Dowladda Kenya ayaa qaadey tallaabo ay xad-gudub qaawan ugu sameysay madax-banaanida dalka Soomaaliya kadib markii Somaliland u ogolaatay inay wax ay...
Xuutiyiinta oo khubaro ku takhasustay qaraxyada usoo direy Al-Shabaab
WASHINGTON - Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigtay warbixin cusub oo ka digeysa khatar weyn oo amni oo ka jirta Geeska Afrika, iyadoo ay sheegtay...
Weerar gaadmo ah oo lagu qaaday bar kontarool ciidan oo ku yaalla duleedka Muqdisho
MUQDISHO – Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelhuur oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan la garanaynin ay xalay...
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Spain iyo Aljeeriya
MUQDISHO – Dhalinyaro Soomaali ah oo saarnaa dooni tahriib ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Spain iyo Aljeeriya, kadib...
Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Dr. Sidi Ould Tah oo loo Doortay Madaxa Bangiga...
MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Jimcaha hambalyo u dirtay Dr. Sidi Ould Tah kadib markii loo doortay Madaxweynaha sagaalaad ee Bangiga Horumarinta Afrika...
Golaha Wasiirrada oo ka hadlay amniga dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo kulankaasi diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud ee dalka iyo...
Shirka Hogaamiyeyaasha Mucaaradka oo Maalintii Labaad Ka Socda Muqdisho
Muqdisho – Waxaa maalintii labaad si rasmi ah uga socota magaalada Muqdisho shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen hogaamiyeyaasha mucaaradka dowladda Soomaaliya. Shirka ayaa...
Ciidamada Puntland oo Howlgal Qorshaysan ka Fuliya Buuraha Calmiskaad, Xubno Daacish ah oo la...
Buuraha Calmiskaad, Puntland — Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degaannada Xal iyo Walinsoor ee buuraha Calmiskaad ku dilay xubno...
SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan bille ah oo lagu falanqeeyay xaaladda bani’aadannimo ee...
Muqdisho – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan bille ah oo si gaar ah loogu gorfeeyay xaaladaha bani’aadannimo...
Madaxweyne Xasan Sheekh ooMuungaab u magacaabey duqa Muqdisho
Muqdisho, May 28, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS...















