Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka Soomaaliya oo Muqdisho ku dhisay Isbahaysi siyaasadeed 

MUQDISHO, Soomaaliya – Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya ayaa Arbacada Maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay shir heer sare ah, kaas oo ah midkii ugu horreeyay ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ciyaartoydii timid Muqdisho

Muqdisho, May 28, 2025; Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka,...

Sheekh Shariif oo Dhaliil Adag u Jeediyay Xasan Sheekh: “Maxaa Bedelay Mowqifkii Hore?”

MUQDISHO, Soomaaliya, 28 May 2025 – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo...

Duqeyn Cirka oo lagu beegsaday Al-Shabaab – Fahfaahin

Muqdisho - Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay meel qiyaastii 40...

Mareykanka oo sheegay in Xasan Sheekh siyaadda kahor mariyay dagaalka Al-Shabaab

WASHINGTON — Dowladda Maraykanka ayaa si aan caadi ahayn u muujisay walaac xooggan oo ay ka qabto hoggaaminta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo...

Xamsa oo ka qeyb-galay ciyaar dhex martay halyeeyada Afrika iyo Soomaaliya

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay daawashada ciyaar saaxiibitimo oo taariikhi ah, taas oo dhex...

Sheekh Shariif oo Cambaareeyay Heyb-Sooca Lagu Sameeyay Dadka Ku Nool Degmada Kaxda

Muqdisho – Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay xaaladda heyb-sooca iyo kala soocidda bulshada lagu sameynayo caasimadda Muqdisho, gaar ahaan degmada...

Dowladda Kenya oo Daaha ka Rogtay Damaceeda: Midnimada Soomaaliya oo Lagu Beddelanayo Maamul-Goboleedyo Kala...

Hordhac: Warqad rasmi ah oo ay 26-kii May 2025 soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Kenya ayaa si maldahan oo maskax ku ciyaar...

Howlgal Cusub oo Ka Dhan ah Al-Shabaab oo Ka Socda Nawaaxiga Aadan Yabaal

AADAN YABAAL, Soomaaliya - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan maleeshiyaadka deegaanka ee Hiiraan ayaa guda galay wejigii ugu dambeeyay ee howlgal qorsheysan...

Kulan looga hadlay arrimaha Sanaag iyo Bari oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya  - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan Geesood, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay aqoonyahanno iyo haldoor...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...